{"id":537447,"date":"2025-05-20T14:50:23","date_gmt":"2025-05-20T11:50:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537447"},"modified":"2025-05-20T14:50:23","modified_gmt":"2025-05-20T11:50:23","slug":"%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%a4%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%82%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9f%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a6%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a-10","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%a4%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%82%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9f%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a6%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a-10\/","title":{"rendered":"\ud835\udc16\ud835\udc1a\ud835\udc2c\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2b\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc02\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc1f\ud835\udc22\ud835\udc26\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc1d\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc28\ud835\udc28 k\ud835\udc2e\ud835\udc25\ud835\udc1a\ud835\udc27 l\ud835\udc1a q\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc2d\ud835\udc1a\ud835\udc32 d\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc20\ud835\udc20\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2c\ud835\udc1a d\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc13\ud835\udc2e\ud835\udc2b\ud835\udc24\ud835\udc22\ud835\udc20\ud835\udc1a"},"content":{"rendered":"<p>Geneva-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa kulan muhiim ah magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan kula yeeshay Wasiirka Caafimaadka Turkiga, Dr. Kemal Memi\u015fo\u011flu.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, gaar ahaan dhanka horumarinta adeegyada caafimaadka, tayeynta kaabeyaasha caafimaadka iyo dhisidda awoodda shaqaalaha caafimaadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga taageerada hagar la\u2019aanta ah ee ay siiso Soomaaliya, isagoo muujiyay sida ay uga go\u2019an tahay Wasaaradda in ay sii dardargeliso iskaashiga caafimaad si loo gaaro natiijooyin wax ku ool ah oo shacabka Soomaaliyeed anfaca.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Geneva-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa kulan muhiim ah magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan kula yeeshay Wasiirka Caafimaadka Turkiga, Dr. Kemal Memi\u015fo\u011flu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, gaar ahaan dhanka horumarinta adeegyada caafimaadka, tayeynta kaabeyaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":537448,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537447","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537447","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537447"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537449,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537447\/revisions\/537449"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537448"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}