{"id":537441,"date":"2025-05-20T13:48:49","date_gmt":"2025-05-20T10:48:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537441"},"modified":"2025-05-20T13:48:49","modified_gmt":"2025-05-20T10:48:49","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-booqday-difaaca-deegaanka-geel-gub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-booqday-difaaca-deegaanka-geel-gub\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo booqday difaaca deegaanka Geel-gub"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maalmahan booqonayo xaq-u-dirirka deegaanka iyo Ciidamada Qalabka Sida ee ku sugan difaacyada kala duwan waxana uu maanta kormeeray deegaanka Geel-gub.<\/p>\n<p>Sarakiisha ayaa warbixin ku siiyay Madaxweynaha in dhammaan ciidamada kala duwan ay ku jiraan heegan buuxo.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa sameynayo isku-xir guud oo dagaalka xilli la mideeyay gulufka lagu dabar-goynayo Khawaarijta.<\/p>\n<p>\u201cCuleyska argagixisada ay ku heyso Hirshabeelle ayaan soo af-jareynaa, waxaan ku baaqayaa awood mid ah inaan ku wajahno dagaalka oo laga fogaado midnimo la\u2019aan.\u201d Sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Khawaarijta, ayaa dagaallamayaashii ugu badnaa waxaa looga dilay Hirshabeelle welina waxaa ku socdo beegsi xooggan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maalmahan booqonayo xaq-u-dirirka deegaanka iyo Ciidamada Qalabka Sida ee ku sugan difaacyada kala duwan waxana uu maanta kormeeray deegaanka Geel-gub. Sarakiisha ayaa warbixin ku siiyay Madaxweynaha in dhammaan ciidamada kala duwan ay ku jiraan heegan buuxo. Madaxweynaha ayaa sameynayo isku-xir guud oo dagaalka xilli la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":537442,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537441","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537441","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537441"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537443,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537441\/revisions\/537443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}