{"id":537339,"date":"2025-05-19T10:07:45","date_gmt":"2025-05-19T07:07:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537339"},"modified":"2025-05-19T10:08:20","modified_gmt":"2025-05-19T07:08:20","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-doorasho-dadban-waxa-ay-dan-u-tahay-qof-aan-ka-shaqeyneyn-danta-dadka-iyo-dalka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-doorasho-dadban-waxa-ay-dan-u-tahay-qof-aan-ka-shaqeyneyn-danta-dadka-iyo-dalka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa \u201cDoorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, SONNA:\u2013 Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka, isagoo si gaar ah u dhaliilay nidaamka doorasho dadban oo muddo badan ka jiray Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu caddeeyay in dowladda ay ka go\u2019an tahay in la hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah oo hufan, caddaalad ah, una adeegta rabitaanka shacabka Soomaaliyeed. Isagoo arrintaas ka hadlayay ayuu yiri<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250519_095204_809.sdocx--><\/p>\n<p>&#8220;Doorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.\u201dayuu yiri Ra&#8217;iisul wasaraha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa, ayaa tilmaamay in doorashada dadweynaha ee dalka laga hirgelinayo ay tahay mid shacabka Soomaaliyeed loogu soo celinayo awooddoodii ka maqneyd in ka badan 56 sano, isla markaana ay tahay waddadii dhallinyaradu ku xaddidi lahayd nooca dalkoodu u ekaanayo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa hadalkaan ka sheegay kulan xalay uu la qaatay Hal-doorka dhallinyarada Soomaaliyeed,kaa oo daranaa xoojinayo doorka ay ku leeyihiin difaaca Qaranka iyo Doorashooyinka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, SONNA:\u2013 Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka, isagoo si gaar ah u dhaliilay nidaamka doorasho dadban oo muddo badan ka jiray Soomaaliya. Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu caddeeyay in dowladda ay ka go\u2019an tahay in la hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah oo hufan, caddaalad ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":537340,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537339","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537339"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537342,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537339\/revisions\/537342"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}