{"id":537335,"date":"2025-05-19T05:34:33","date_gmt":"2025-05-19T02:34:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537335"},"modified":"2025-05-19T05:34:33","modified_gmt":"2025-05-19T02:34:33","slug":"%f0%9d%97%a5%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%b6%f0%9d%97%b6%f0%9d%98%80%f0%9d%98%82%f0%9d%97%b9-%f0%9d%97%aa%f0%9d%97%ae%f0%9d%98%80%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%bf%f0%9d%97%b2-%f0%9d%97%ab-23","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/%f0%9d%97%a5%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%b6%f0%9d%97%b6%f0%9d%98%80%f0%9d%98%82%f0%9d%97%b9-%f0%9d%97%aa%f0%9d%97%ae%f0%9d%98%80%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%bf%f0%9d%97%b2-%f0%9d%97%ab-23\/","title":{"rendered":"\ud835\udde5\ud835\uddee\u2019\ud835\uddf6\ud835\uddf6\ud835\ude00\ud835\ude02\ud835\uddf9 \ud835\uddea\ud835\uddee\ud835\ude00\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddff\ud835\uddf2 \ud835\uddeb\ud835\uddee\ud835\uddfa\ud835\ude00\ud835\uddee: \u201c\ud835\udde4\ud835\uddfc\ud835\uddf3 \ud835\ude04\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddef\ud835\uddee \ud835\ude04\ud835\uddee\ud835\uddee \ud835\uddf6\ud835\uddfb\ud835\ude02\ud835\ude02 \ud835\uddf8\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6\ud835\uddfb\ud835\ude01\ud835\uddee \ud835\uddf8\ud835\uddee\ud835\uddf4\ud835\uddee \ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf1\ud835\uddf1\ud835\uddee\ud835\uddfb \ud835\uddf8\ud835\uddee \ud835\uddfe\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\ude01\ud835\uddfc \ud835\uddf1\ud835\uddf6\ud835\uddf3\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf0\ud835\uddee \ud835\uddf1\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf8\ud835\uddee \ud835\uddf6\ud835\ude06\ud835\uddfc \ud835\uddf5\ud835\uddf6\ud835\uddff\ud835\uddf4\ud835\uddf2\ud835\uddf9\ud835\uddf6\ud835\uddfb\ud835\ude01\ud835\uddee \ud835\uddf1\ud835\uddfc\ud835\uddfc\ud835\uddff\ud835\uddee\ud835\ude00\ud835\uddf5\ud835\uddfc\ud835\uddfc\ud835\ude06\ud835\uddf6\ud835\uddfb\ud835\uddf8\ud835\uddee\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA): \u2014 Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay gutaan.<\/p>\n<p>\u201cDhallinyarada Soomaaliyeed waxaan idin kugu yeeray oo caawa halkaan aad u joogtaan in aan idiin soo gaarsiiyo farriin ah difaaca dalka, taas oo ah<\/p>\n<p>waajib ay tahay in aan loo kala harin, dhammaanteenna aan u wada istaagno\u201d. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa xusay in Xukuumadda DanQaran muddadii ay jirtay ay xaqiijisay guulo waaweyn oo la taaban karo, isla markaana ay ka go\u2019an tahay in ay dadka Soomaaliyeed ku hoggaamiso ciribtirka Khawaarijta iyo hirgelinta doorashooyin qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa, ayaa tilmaamay in doorashada dadweynaha ee dalka laga hirgelinayo ay tahay mid shacabka Soomaaliyeed loogu soo celinayo awooddoodii ka maqneyd in ka badan 56 sano, isla markaana ay tahay waddadii dhallinyaradu ku xaddidi lahayd nooca dalkoodu u ekaanayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u2014 Dhammaad \u2014<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA): \u2014 Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay gutaan. \u201cDhallinyarada Soomaaliyeed waxaan idin kugu yeeray oo caawa halkaan aad u joogtaan in aan idiin soo gaarsiiyo farriin ah difaaca dalka, taas oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":537336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537335","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537337,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537335\/revisions\/537337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}