{"id":537320,"date":"2025-05-18T20:18:30","date_gmt":"2025-05-18T17:18:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537320"},"modified":"2025-05-18T20:18:30","modified_gmt":"2025-05-18T17:18:30","slug":"khawaarijta-oo-lagu-jabiyay-dagaal-ka-dhacay-deegaannada-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/khawaarijta-oo-lagu-jabiyay-dagaal-ka-dhacay-deegaannada-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Khawaarijta oo lagu jabiyay dagaal ka dhacay deegaannada Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha difaaca deegaanka ee Hiiraan ayaa ku jabiyay maleeshiyaadka Khawaarijta ah, weeraro ay kusoo qaadeen deegaano dhaca xadka labada gobal.<\/p>\n<p>Geesiyaasha degaanka iyo Ciidamada Xoogga Dalka ayaa hawlgallo socday ku dhawaad 48 saacadood ku dilay in ka badan 70 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta , iyagoo sidoo kale cadowga ka furtey hub aad u badan.<\/p>\n<p>Geesiyaasha Qaranka waxay Khawaarijta ku jabiyeen isku dayadii ay ku doonayeen in ay isku ballaariyaan, waxaana ay hadda ku baacsanayaan deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe .<\/p>\n<p>Dawladda Federaalka ee Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa Ciidanka Xoogga Dalka iyo halgamayaasha reer Hiiraan ee cagta mariyey damaca Khawaarijta, isla markaana muujiyay geesinimo iyo adkaysi.<\/p>\n<p>Dawladda oo kaashanaysa shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamiga ah waxaa ka go\u2019an in dalka laga ciribtiro Khawaarijta.<br \/>\n<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-537321\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/612f6781-5ef3-4671-8573-ad3846d837c1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1130\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/612f6781-5ef3-4671-8573-ad3846d837c1.jpeg 1130w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/612f6781-5ef3-4671-8573-ad3846d837c1-212x300.jpeg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/612f6781-5ef3-4671-8573-ad3846d837c1-723x1024.jpeg 723w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/612f6781-5ef3-4671-8573-ad3846d837c1-768x1087.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/612f6781-5ef3-4671-8573-ad3846d837c1-1085x1536.jpeg 1085w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/612f6781-5ef3-4671-8573-ad3846d837c1-860x1218.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1130px) 100vw, 1130px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha difaaca deegaanka ee Hiiraan ayaa ku jabiyay maleeshiyaadka Khawaarijta ah, weeraro ay kusoo qaadeen deegaano dhaca xadka labada gobal. Geesiyaasha degaanka iyo Ciidamada Xoogga Dalka ayaa hawlgallo socday ku dhawaad 48 saacadood ku dilay in ka badan 70 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta , iyagoo sidoo kale cadowga ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":436775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537320","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537322,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537320\/revisions\/537322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/436775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}