{"id":537282,"date":"2025-05-18T13:05:42","date_gmt":"2025-05-18T10:05:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537282"},"modified":"2025-05-18T13:08:29","modified_gmt":"2025-05-18T10:08:29","slug":"dowladda-oo-war-kasoo-saartay-qarax-saakay-ka-dhacay-xero-damaayo-degmada-hodan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-oo-war-kasoo-saartay-qarax-saakay-ka-dhacay-xero-damaayo-degmada-hodan\/","title":{"rendered":"Dowladda oo war kasoo saartay Qarax saakay ka dhacay xero Damaayo\u00a0degmada Hodan"},"content":{"rendered":"<p>WARSAXAAFADEED<\/p>\n<p>Mogadishu(SONNA);&#8217;Saakay abaare 09:20am waxaa afaafka hore ee xerada Ciidanka ee Damaayo ka dhacay qarax uu fuliyay qof nafti halige ah,, Ciidanka waxa ay ka hortageen in dhagar qabuhu gaaro yoolkiisa ahaa in uu khasaaro xooggan gaarsiiyo shacabka<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha Amniga waxa ay ka howlan yihiin xaqiijinta Khasaaraha, waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqaynaa in ay warbixinta rasmiga ah ka sugaan Hay\u2019adaha Dowladda ee gacanta ku haya.<\/p>\n<p>Faahfaahin dhameystiran waxaan soo gudbin doonaa goor dhow insha allah.<\/p>\n<p>&#8211;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-537285 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250518-WA0091.jpg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250518-WA0091.jpg 763w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250518-WA0091-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250518-WA0091-723x1024.jpg 723w\" sizes=\"auto, (max-width: 763px) 100vw, 763px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WARSAXAAFADEED Mogadishu(SONNA);&#8217;Saakay abaare 09:20am waxaa afaafka hore ee xerada Ciidanka ee Damaayo ka dhacay qarax uu fuliyay qof nafti halige ah,, Ciidanka waxa ay ka hortageen in dhagar qabuhu gaaro yoolkiisa ahaa in uu khasaaro xooggan gaarsiiyo shacabka Hay\u2019adaha Amniga waxa ay ka howlan yihiin xaqiijinta Khasaaraha, waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqaynaa in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":535634,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537282","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537282","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537282"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537282\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537286,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537282\/revisions\/537286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537282"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537282"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537282"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}