{"id":537267,"date":"2025-05-18T11:46:59","date_gmt":"2025-05-18T08:46:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537267"},"modified":"2025-05-18T11:46:59","modified_gmt":"2025-05-18T08:46:59","slug":"wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-gudaha-oo-guddoomiyay-shirka-guddiga-hagidda-dad-dhigista-iyo-tirakoobka-xaaladaha-madanig","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-gudaha-oo-guddoomiyay-shirka-guddiga-hagidda-dad-dhigista-iyo-tirakoobka-xaaladaha-madanig\/","title":{"rendered":"Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyay Shirka Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madanig"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdixakiin Ashkir oo Guddoominaya Kulan Sanadeedka 3-aad ee Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ayaa ka hadlay kulanka.<\/p>\n<p>Wasiir Ashkir ayaa bogaadiyay howlaha u qabsoomay Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga sanadkii tagay, isagoo adkeeyay in si wadajir loo wajaho caqabadahii jiray, dhanka kale Wasiir Ashkir ayaa ka hadlay ahmiyadda dhamasytirka system-ka Digital-ka ee dad dhigista iyo sida ay xilligaan u haboontahay baahinta adeegyada dad-dhigista dalkoo dhan.<\/p>\n<p>Ugu Dambayn, Wasiir Ashkir ayaa u mahadceliyay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada, Maamulka Gobolka Banaadir iyo saaxibada caalamiga ah wadashaqaynta joogtada ah ee arrimaha dad-dhigsta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdixakiin Ashkir oo Guddoominaya Kulan Sanadeedka 3-aad ee Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ayaa ka hadlay kulanka. Wasiir Ashkir ayaa bogaadiyay howlaha u qabsoomay Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga sanadkii tagay, isagoo adkeeyay in si wadajir loo wajaho caqabadahii jiray, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":537268,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537267","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537267","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537267"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537267\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537269,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537267\/revisions\/537269"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537268"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}