{"id":537176,"date":"2025-05-16T12:16:50","date_gmt":"2025-05-16T09:16:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537176"},"modified":"2025-05-16T12:16:50","modified_gmt":"2025-05-16T09:16:50","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-baqdaad-kula-kulmay-dhiggiisa-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-baqdaad-kula-kulmay-dhiggiisa-yemen\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Baqdaad kula kulmay dhiggiisa Yemen"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdul Salaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Baqdaad kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta Jamhuuriyadda Yemen, Mudane Dr. Shaye Mohsen Al-Zindani, oo ka qayb galay shirka Golaha Wasiirada Carabta.<\/p>\n<p>Labada wasiir ayaa ka wadahadlay qodobbo ay kanid yihiin xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo yemen iyo sidii loo sii ambaqaadi lahaa barnaamijyada wax ku oolka ah ee saacidaya horumarka labada dal.<\/p>\n<p>Wasiir C\/salaan ayaa ku nuux-nuuxsaday xiriirka walaaltinimo ee xooggan iyo taariikhda wadaagga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Yemen, isagoo muujiyay sida dalkiisu u doonayo inuu xoojiyo iskaashiga iyo taageerada hindisaha wadajirka ah.<\/p>\n<p>Dhankiisa, wasiir Al-Zindani ayaa ugu hambalyeeyay wasiir Cabdul Salaam xilka dhawaan loo magacaabay, wuxuuna u rajeeyay guul, isagoo carabka ku adkeeyay inay Yemen ka go\u2019an tahay sii xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada badan ee kala dhexxeeya dalkeenna..<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdul Salaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Baqdaad kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta Jamhuuriyadda Yemen, Mudane Dr. Shaye Mohsen Al-Zindani, oo ka qayb galay shirka Golaha Wasiirada Carabta. Labada wasiir ayaa ka wadahadlay qodobbo ay kanid yihiin xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo yemen iyo sidii loo sii ambaqaadi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":537177,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537176","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537176","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537176"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537178,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537176\/revisions\/537178"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537177"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}