{"id":537169,"date":"2025-05-16T11:22:29","date_gmt":"2025-05-16T08:22:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537169"},"modified":"2025-05-16T11:52:03","modified_gmt":"2025-05-16T08:52:03","slug":"trump-oo-dhameystay-socdaal-uu-ku-tagay-sacuudiqadar-iyo-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/trump-oo-dhameystay-socdaal-uu-ku-tagay-sacuudiqadar-iyo-imaaraadka\/","title":{"rendered":"Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo ku jira lugtii u dambeysay socdaal uu ku marayo Bariga Dhexe ayaa sheegay in Dalka Imaaraadka Carabta uu $1.4 trillion ku maalgelin doono Mareykanka tobanka sano ee soo socda.<\/p>\n<p>Heshiiskaasi maalgalinta ee lala galay Imaaraadka waxaa ku jira kuwo lagu hormarinaayo waaxda AI ,gaar ahaan adeegyada loo yaqaanno nidaamyada kombuyuutarada awoodda u leh inay qabtaan hawlaha sida caadiga ah u baahan garaadka aadanaha.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo heshiiska ganacsi kamid ah hub laga iibinaayo Imaaraadka,inkastoo ay jiraan koox katirsan senetarada Maraykanka oo isku dayaya inay joojiyaan hub laga iibinaayo Qadar iyo Imaaraadka.<\/p>\n<p>Trump waxaa lagu wadaa in maanta uu ka ambaboxo Dalka Imaaraadka oo maalinimadii shalay uu soo gaaray kadib markii uu soo maray Sacuudiga iyo Qatar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo ku jira lugtii u dambeysay socdaal uu ku marayo Bariga Dhexe ayaa sheegay in Dalka Imaaraadka Carabta uu $1.4 trillion ku maalgelin doono Mareykanka tobanka sano ee soo socda. Heshiiskaasi maalgalinta ee lala galay Imaaraadka waxaa ku jira kuwo lagu hormarinaayo waaxda AI ,gaar ahaan adeegyada loo yaqaanno nidaamyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":537170,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537169","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537169"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537175,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537169\/revisions\/537175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}