{"id":537160,"date":"2025-05-16T09:47:13","date_gmt":"2025-05-16T06:47:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537160"},"modified":"2025-05-16T09:47:13","modified_gmt":"2025-05-16T06:47:13","slug":"wasiir-fiqi-oo-boogaadiyay-howsha-wax-ku-oolka-ah-ee-ka-socota-dugsiga-tababarka-turksom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-oo-boogaadiyay-howsha-wax-ku-oolka-ah-ee-ka-socota-dugsiga-tababarka-turksom\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo boogaadiyay howsha wax ku oolka ah ee ka socota Dugsiga Tababarka TURKSOM"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo mas\u2019uuliyiin kale oo la socday ayaa booqasho howleed ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TURKSOM.<\/p>\n<p>Wasiirka oo si diiran loogu soo dhaweeyay xarunta dugsigaasi ayaa salaan sharaf ka qaatay saraakiisha Turkiga iyo ardayda Soomaaliyeed ee tababarka ku qaadanaya halkaasi.<\/p>\n<p>Kulanka booqashada wasiirka oo uu goob joog ka ahaa Safiirka T\u00fcrkiye ee Soomaaliya, Mudane Alper Akta\u015f waxaa \u00a0halkaasi la isku dhaafsaday ereyo la xiriiray xoojinta iskaashiga difaaca ee u dhexeeya Soomaaliya iyo T\u00fcrkiye.<\/p>\n<p>Dhinacyadaasi waxaa kaloo ay ka hadleen doorka muhiimka ah ee Dugsiga TURKSOM ee uu ka qaato dhismaha iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-537161 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi2-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"827\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi2-1.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi2-1-300x230.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi2-1-1024x784.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi2-1-768x588.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi2-1-860x659.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-537164 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi3-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi3-2.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi3-2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi3-2-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi3-2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi3-2-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi3-2-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi3-2-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/fiqi3-2-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo mas\u2019uuliyiin kale oo la socday ayaa booqasho howleed ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TURKSOM. Wasiirka oo si diiran loogu soo dhaweeyay xarunta dugsigaasi ayaa salaan sharaf ka qaatay saraakiisha Turkiga iyo ardayda Soomaaliyeed ee tababarka ku qaadanaya halkaasi. Kulanka booqashada wasiirka oo uu goob [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":537165,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537160","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537160","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537160"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537160\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537166,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537160\/revisions\/537166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537160"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537160"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537160"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}