{"id":537156,"date":"2025-05-16T09:40:56","date_gmt":"2025-05-16T06:40:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537156"},"modified":"2025-05-16T09:40:56","modified_gmt":"2025-05-16T06:40:56","slug":"cisbitaalka-banaadir-oo-helay-gargaar-ka-yimid-hayadda-sodma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cisbitaalka-banaadir-oo-helay-gargaar-ka-yimid-hayadda-sodma\/","title":{"rendered":"Cisbitaalka Banaadir oo helay gargaar ka yimid Hay\u2019adda SODMA"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar bini\u2019aadanimo oo wax loogu qabanaayo bukaanada isugu jira hooyada iyo dhallaanka \u00a0gaarsiisay Cisbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Deeqdaan oo ka koobneyd nuucyada cuntooyinka waxaa loogu talagalay in lagu quudiyo bukaanada ku jira Cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir<\/p>\n<p>Agaasimaha waaxda gargaarka SODMA Sahra Cali Yuusuf ayaa ka warbixisay gaariga raashinka ah ee ay ugu deeqeen maamulka cisbitaalkaasi iyo ahmiyadda uu samofalkaan u leeyahay dhibanayaasha la ildaran nafaqa darida iyo cudurada kale eek u dhaca carruurta sida Jadeeco iyo Xiiq-dheerta.<\/p>\n<p>Agaasime ku xigeenka cisbitaalka Aamino Sh Xasan ayaa ka mahadceliyay kaalmadaasi ay bixiyeen Hey\u2019adda SODMA oo markii 3-aad cisbitaalkaasi gaarsiisay daawo,qalab iyo cunto muddo ka yae sanad.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-537158 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/cis2.png\" alt=\"\" width=\"1142\" height=\"642\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/cis2.png 1142w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/cis2-300x169.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/cis2-1024x576.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/cis2-768x432.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/cis2-860x483.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1142px) 100vw, 1142px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar bini\u2019aadanimo oo wax loogu qabanaayo bukaanada isugu jira hooyada iyo dhallaanka \u00a0gaarsiisay Cisbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Deeqdaan oo ka koobneyd nuucyada cuntooyinka waxaa loogu talagalay in lagu quudiyo bukaanada ku jira Cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir Agaasimaha waaxda gargaarka SODMA Sahra Cali Yuusuf ayaa ka warbixisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":537157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537156","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537159,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537156\/revisions\/537159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}