{"id":537102,"date":"2025-05-15T13:35:55","date_gmt":"2025-05-15T10:35:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537102"},"modified":"2025-05-15T13:42:27","modified_gmt":"2025-05-15T10:42:27","slug":"golaha-wasiirrada-xfs-oo-ansixiyay-heshiis-is-afgarad-ah-oo-dhexmaray-soomaaliya-iyo-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-xfs-oo-ansixiyay-heshiis-is-afgarad-ah-oo-dhexmaray-soomaaliya-iyo-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo dhexmaray Soomaaliya iyo Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa ee Magaalada Muqdsiho.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa waxaa shir guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda\u00a0 Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan xaaladda guud\u00a0 ee dalka,gaat ahaan amniga, guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta iyo arrimo kale oo ku saabsan arrimaha Xajka.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkaasi ku ansixiyey heshiis is afgarad oo dhex maray Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga,kaas oo khuseeya dhanka milatariga iyo amniga,waxaana soo gudbisay Wasaaradda Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Xubnaha golaha ayaa mudadii uu socday shirkaasi ,halkaasi ku dhageystay warbixin ay soo jeediyeen guddigga taakuleynta dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa ee Magaalada Muqdsiho. Kulankaan ayaa waxaa shir guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda\u00a0 Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan xaaladda guud\u00a0 ee dalka,gaat ahaan amniga, guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta iyo arrimo kale oo ku saabsan arrimaha Xajka. Golaha Wasiirrada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":537103,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537102","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537102","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537102"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537107,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537102\/revisions\/537107"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}