{"id":537083,"date":"2025-05-15T11:24:15","date_gmt":"2025-05-15T08:24:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537083"},"modified":"2025-05-15T11:37:43","modified_gmt":"2025-05-15T08:37:43","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ubax-dhigay-taallada-syl","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ubax-dhigay-taallada-syl\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, 15 May 2025 \u2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ubax dhigay Taallada SYL ee magaalada Muqdisho, xuska munaasabadda halgankii gobannimo-doonka ee Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda qiimaha badan ee 15-ka May, isaga oo ku bogaadiyay kaalinta muuqata ee ay ku leeyihiin horumarinta dalka iyo halganka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta.<\/p>\n<p>Intii uu ku sugnaa Taallada halgameyaashii SYL, Madaxweynaha waxa uu xus iyo duco u sameeyay 13-kii dhallinyaro ee aas-aaska u ahaa Ururka SYL kuwaas oo horseed u noqday xornimada dalka. Madaxweynaha ayaa sidoo kale shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ku dhiirrigeliyay in ay ilaashadaan midnimadooda, wadajirkooda iyo dowladnimadooda, kuwaas oo ka mid ahaa mabaadi\u2019da saldhigga u ahayd halgankii SYL.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-537091 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/mad2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/mad2.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/mad2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/mad2-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/mad2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/mad2-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/mad2-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/mad2-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/mad2-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-537092 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/ubax-dhig-1.png\" alt=\"\" width=\"1152\" height=\"653\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/ubax-dhig-1.png 1152w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/ubax-dhig-1-300x170.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/ubax-dhig-1-1024x580.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/ubax-dhig-1-768x435.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/ubax-dhig-1-860x487.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1152px) 100vw, 1152px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 15 May 2025 \u2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ubax dhigay Taallada SYL ee magaalada Muqdisho, xuska munaasabadda halgankii gobannimo-doonka ee Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed. Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda qiimaha badan ee 15-ka May, isaga oo ku bogaadiyay kaalinta muuqata ee ay ku leeyihiin horumarinta dalka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":537090,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537083","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537083"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537093,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537083\/revisions\/537093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}