{"id":537074,"date":"2025-05-15T09:55:16","date_gmt":"2025-05-15T06:55:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537074"},"modified":"2025-05-15T09:57:12","modified_gmt":"2025-05-15T06:57:12","slug":"madaxa-hayadda-maareynta-oo-nirobi-uga-qeybgalay-kulan-la-xiriiray-isbedelka-cimilada-iyo-arrimo-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxa-hayadda-maareynta-oo-nirobi-uga-qeybgalay-kulan-la-xiriiray-isbedelka-cimilada-iyo-arrimo-kale\/","title":{"rendered":"Madaxa Hay&#8217;adda Maareynta Masiibooyinka oo Nirobi uga qeybgalay Kulan looga hadlay cimilada iyo arrimo kale"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay daahfurka kulan la xiriiray ururinta, falanqaynta iyo faafinta macluumaadka ku saabsan dadka ku barakacay gudaha iyo dibadda.<\/p>\n<p>Kulankaasi oo ay \u00a0isugu yimaadeen khubarro, xubno ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya,sameeyayaasha siyaasadda , maamulka sare ee SODMA iyo wakiillo kale waxaa Kulankaasi looga hadlay \u00a0qodobbo ay kamid yihiin wada tashi laga yeesho Xoojinta nidaamyada digniinta hore ee halis-wadareedka, dhiirigelinta tallaabooyinka degdegga ah iyo kor u qaadidda adkeysiga bulshada .<\/p>\n<p>Xubnaha\u00a0 ka qeybgalay kulankaasi waxa ay xaqiijiyeen\u00a0 in bulshooyinka nugul la ilaaliyo kahor, inta lagu jiro iyo kadib dhacdooyinka Isbadalka-Cimilada ee ay sababaan.<\/p>\n<p>Nidaamka IOM ee saadaasha Socdaalka dadka barkaco (DTM) wuxuu bixiyaa xog muhiim ah oo lagu hago qorsheynta iyo wax-ka-qabashada arrimaha muhiimka ah ee barakacayaasha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay daahfurka kulan la xiriiray ururinta, falanqaynta iyo faafinta macluumaadka ku saabsan dadka ku barakacay gudaha iyo dibadda. Kulankaasi oo ay \u00a0isugu yimaadeen khubarro, xubno ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya,sameeyayaasha siyaasadda , maamulka sare ee SODMA iyo wakiillo kale waxaa Kulankaasi looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":537075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537074","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537074"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537077,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537074\/revisions\/537077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}