{"id":537030,"date":"2025-05-14T14:50:07","date_gmt":"2025-05-14T11:50:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537030"},"modified":"2025-05-14T14:50:07","modified_gmt":"2025-05-14T11:50:07","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-qaabilay-wasiirro-ka-tirsan-ssc-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-qaabilay-wasiirro-ka-tirsan-ssc-khaatumo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabilay Wasiirro ka tirsan SSC-KHAATUMO\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wasiirro ka socda Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Kulanka oo looga arrinsaday dhismaha &amp; tayeynta Wasaaradaha iyo Hay\u2019adaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiirka Caddaaladda Arimaha Diinta iyo Dastuurka SSC General Cabdi Xasan Maxamed(Xijaar), Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta iyo Federaalka SSC Mudane Cabdisahal Jaamac Maxamed iyo Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Dib-u-dhiska SSC Mudane Cabdiqaadir Cabdi Warsame.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wasiirro ka socda Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo. Kulanka oo looga arrinsaday dhismaha &amp; tayeynta Wasaaradaha iyo Hay\u2019adaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiirka Caddaaladda Arimaha Diinta iyo Dastuurka SSC General Cabdi Xasan Maxamed(Xijaar), Wasiirka Arrimaha Gudaha, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":537031,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537030","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537030","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537030"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537032,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537030\/revisions\/537032"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}