{"id":536994,"date":"2025-05-13T14:34:55","date_gmt":"2025-05-13T11:34:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536994"},"modified":"2025-05-13T14:39:43","modified_gmt":"2025-05-13T11:39:43","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-la-kulmay-safiirka-dowladda-turkiga-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-la-kulmay-safiirka-dowladda-turkiga-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa la kulmay Safiirka Turkiga, Danjire Alper Akta\u015f, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Amniga Madaxtooyada Turkiga, Mudane Hasan Y\u0131ld\u0131r\u0131m, iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo xubnaha la socday Safiirka Waxay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga difaaca iyo la dagaallanka argagixisada,Wasiir Fiqi ayaa Turkiga uga mahadceliyay taageeradooda joogtada ah. Labada dhinac waxay adkeeyeen sida ay uga go&#8217;an tahay sii xoojinta xiriirka iyo iskaashiga amni ee labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa la kulmay Safiirka Turkiga, Danjire Alper Akta\u015f, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Amniga Madaxtooyada Turkiga, Mudane Hasan Y\u0131ld\u0131r\u0131m, iyo saraakiil kale. Wasiirka iyo xubnaha la socday Safiirka Waxay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga difaaca iyo la dagaallanka argagixisada,Wasiir Fiqi ayaa Turkiga uga mahadceliyay taageeradooda joogtada ah. Labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":536995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536994","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536994"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536999,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536994\/revisions\/536999"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}