{"id":536799,"date":"2025-05-11T17:34:28","date_gmt":"2025-05-11T14:34:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536799"},"modified":"2025-05-11T18:03:21","modified_gmt":"2025-05-11T15:03:21","slug":"duqa-muqdisho-oo-magacaabay-oo-guddiga-gurmadka-deg-degga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-magacaabay-oo-guddiga-gurmadka-deg-degga-ah\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo magacaabay Guddiga Gurmadka Deg-Degga ah"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\"\u00abrr2p\u00bb\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir oo kulan la yeeshay mas&#8217;uuliyiinta maamulka ayaa magacaabay Guddiga gurmadka deg deggga ah ee maamulka gobolka Banaadir.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Guddoomiyaha markii uu arkay xaaladda deg degga ah ee ka jirta Muqdisho, markii uu arkay dhibaatooyinka uu sababay roobabkii ka da&#8217;ay caasimadda, markii uu arkay in lagama maarmaan ay tahay in la magacaabo Guddi gurmad deg deg ah ee wax ka qabashada iyo u diyaargarowga roobabka lixaadka leh ee la filayo in ay ka da&#8217;aan magaalada Muqdisho.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 11\/5\/2025, wuxuu magacaabay guddiga gurmadka deg degga ah oo ka shaqeynaya saameyntii iyo waxyeeladii uu geystay roobabkii ka da&#8217;ay magaalada Muqdisho ee naf iyo maalba lahaa iyo bur burka waddooyinka iyo sidoo kale, u diyaargarowga maareynta roobabka la filayo in uu ka da&#8217;o magaalada.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Xubnaha guddiga la magacaabay ayaa kala ah:-<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">1. Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir oo ah guddoomiyaha guddiga.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, guddiga waxaa xubin ka ah Agaasimaha Guud ee xafiiska Duqa Muqdisho iyo agaasimaha guud ee Howlaha Guud, Agaasimaha Guud ee arrimaha Bulshada iyo Waxyigelinta, Agaasimaha Guud ee Nadaafadda iyo Bilic soo celinta, Agaasimaha Waaxda xiriirka degmooyinka gobolka Banaadir, Agaasimaha Waaxda Jidadka iyo Bulaacadaha iyo Agaasimaha Waaxda caafimaadka ee Dowladda Hoose ee Xamar, Afhayeenka gobolka Banaadir iyo lataliyaha gobolka Banaadir ee arrimaha Teknaloojiyadda.<\/div>\n<div id=\"\u00abrr2q\u00bb\" class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x1n2onr6\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x1n2onr6\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x6s0dn4 x1jx94hy x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6 xh8yej3\">\n<div>\n<div class=\"xqtp20y x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir oo kulan la yeeshay mas&#8217;uuliyiinta maamulka ayaa magacaabay Guddiga gurmadka deg deggga ah ee maamulka gobolka Banaadir. Guddoomiyaha markii uu arkay xaaladda deg degga ah ee ka jirta Muqdisho, markii uu arkay dhibaatooyinka uu sababay roobabkii ka da&#8217;ay caasimadda, markii uu arkay in lagama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":532874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536799","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536799","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536799"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536799\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536829,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536799\/revisions\/536829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}