{"id":536771,"date":"2025-05-11T12:07:01","date_gmt":"2025-05-11T09:07:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536771"},"modified":"2025-05-11T12:07:01","modified_gmt":"2025-05-11T09:07:01","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-si-rasmi-ah-u-furay-kulanka-dowladda-iyo-bulshadda-rayidka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-si-rasmi-ah-u-furay-kulanka-dowladda-iyo-bulshadda-rayidka-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo si rasmi ah u furay Kulanka Dowladda iyo Bulshadda Rayidka ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Dowladda iyo Bulshadda Rayidka ah.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250511_120956_359.sdocx--><\/p>\n<p>Wasiir Cali Xoosh oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ay muhiim tahay wadashaqaynta &amp; iskaashiga Bulshada Raydka iyo Dowladda isagoo sheegay in ay muhiiim tahay xoojinta Madasha Dowladda iyo Bulshada Raydka, wuxuuna yiri\u201d Bulshada rayidka ahi waa qeyb aad muhiim u ah wadankaana iyo<br \/>\ndib u dhiska dowladnimadeena, Waxaan rabnaa in aan wada Xoojinno madasha Dowladda iyo Bulshada Rayidka ah si aan u yeelanno xiriir joogto ah, laguna hago isfahamka, lagu xalliyo arimaha soo baxa, lana dhiso qorshe wadajir ah\u201d.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Xoosh ayaa sidoo kale ka hadlay sida deeqaha gaabis ku yimid iyo sida muhiim u tahay in looga arrinsado arrinkaas, isagoo yiri\u201d Dunida maanta waxay wajahaysaa hoos u dhac ballaaran oo ku<br \/>\nyimid deeqaha caalamiga ah. Soomaaliya si gaar ah ayuu isbedelkaasi u saameeyay &#8211; mashruucyo muhiim ah ayaa hakad ku yimid, Waxaa jirta in deequhu sidii hore aysan ahayn, waxaynu u baahanaay in aynu isla aragno xaalku sida uu yahay in saameyntu inta ay la\u2019egtahay\u201d.<\/p>\n<p>Ugu Dambayn, Wasiir Cali Xoosh ayaa uga mahadceliyay Ururrada Bulshada Raydka ah sida joogtada ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed ugu adeegeen iyadoo ay duruuf adag dalka ka jirto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-536772\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0015-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0015-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0015-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0015-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0015-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0015-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0015-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0015-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0015.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-536773\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0014-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0014-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0014-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0014-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0014-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0014-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0014-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0014-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/IMG-20250511-WA0014.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Dowladda iyo Bulshadda Rayidka ah. Wasiir Cali Xoosh oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ay muhiim tahay wadashaqaynta &amp; iskaashiga Bulshada Raydka iyo Dowladda isagoo sheegay in ay muhiiim tahay xoojinta Madasha Dowladda iyo Bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":536773,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536771","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536774,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536771\/revisions\/536774"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536773"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}