{"id":536768,"date":"2025-05-11T11:55:38","date_gmt":"2025-05-11T08:55:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536768"},"modified":"2025-05-11T11:55:38","modified_gmt":"2025-05-11T08:55:38","slug":"hayadaha-dfs-oo-isugu-yimid-kulan-looga-hadlayay-qorshaha-qaran-ee-la-dagaalanka-isbeddelka-cimilada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadaha-dfs-oo-isugu-yimid-kulan-looga-hadlayay-qorshaha-qaran-ee-la-dagaalanka-isbeddelka-cimilada\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha DFS oo isugu yimid kulan looga hadlayay Qorshaha Qaran\u00a0 ee la dagaalanka isbeddelka cimilada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adaha dowladda federaalka ayaa maanta isugu yimid kulan muhiim ah oo lagu lafagurayo, laguna ansixinayo Qorshaha Qaran ee Soomaaliya ee la dagaalanka isbeddelka cimilada.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ah tallaabo muhiim ah oo dalka u horseedi karta wax ka qabashada saameynta sii kordheysa ee cimilada, iyadoo la mideynayo aragtiyada iyo dadaallada dhammaan bahda ay khusayso.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250511_115339_215.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adaha dowladda federaalka ayaa maanta isugu yimid kulan muhiim ah oo lagu lafagurayo, laguna ansixinayo Qorshaha Qaran ee Soomaaliya ee la dagaalanka isbeddelka cimilada. Kulankan ayaa ah tallaabo muhiim ah oo dalka u horseedi karta wax ka qabashada saameynta sii kordheysa ee cimilada, iyadoo la mideynayo aragtiyada iyo dadaallada dhammaan bahda ay khusayso. &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":536769,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536768","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536768","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536768"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536770,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536768\/revisions\/536770"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}