{"id":536760,"date":"2025-05-11T10:46:11","date_gmt":"2025-05-11T07:46:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536760"},"modified":"2025-05-11T10:49:13","modified_gmt":"2025-05-11T07:49:13","slug":"putin-oo-soo-jeediyay-in-rashia-iyo-ukraine-ay-kulan-toos-ah-ku-yeeshaan-istanbul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/putin-oo-soo-jeediyay-in-rashia-iyo-ukraine-ay-kulan-toos-ah-ku-yeeshaan-istanbul\/","title":{"rendered":"Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo jeediyay in Ukraine \u00a0iyo Rashia ay yeeshaan wadahadal toos ah oo aan ku xirneyn wax shuruud ah,isla markaana \u00a015-ka bishaan ka dhaca Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiye.<\/p>\n<p>Baaqaan oo soo baxay aroornimadii saaka oo Axad ah ayaa yimid saacado ka dib markii hoggaamiyeyaasha Faransiiska, Jarmalka, Poland iyo Boqortooyada Ingiriiska ay soo jeediyeen xabbad joojin shuruud la&#8217;aan ah oo dhaqan-gasha muddo 30 maalmood ah.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan soo jeedineynaa in Kyiv ay dib u bilaabaan wada xaajoodka tooska ah, iyada oo aan wax shuruud ah lagu xirin wada xaajoodka Khamiista ee Istanbul&#8221;,ayuu yiri madaxweynaha Raashiya.<\/p>\n<p>Putin ayaa sheegay in uu la hadli doono madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,si loo\u00a0 fududeeyo wadahadallada \u00a0,isla markaana loo gaaro \u00a0nabad waarta iyo in meesha laga saaro sababaha asaasiga ah&#8221; ee colaadda saddexda sano ah.<\/p>\n<p>Hadalladaan ayaa imaanaya xilli qaar kamid ah wadamada Yurub oo ku shiray caasimadda Kyiv ayaa ku baaqay in Mosco haddii aysan u hoggaansaamin\u00a0\u00a0 30 cisho oo xabad-joojin la saari doono cunaqabateyn cusub,taas oo la sheegay in uu ku gacanseyray Mr.putin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo jeediyay in Ukraine \u00a0iyo Rashia ay yeeshaan wadahadal toos ah oo aan ku xirneyn wax shuruud ah,isla markaana \u00a015-ka bishaan ka dhaca Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiye. Baaqaan oo soo baxay aroornimadii saaka oo Axad ah ayaa yimid saacado ka dib markii hoggaamiyeyaasha Faransiiska, Jarmalka, Poland iyo Boqortooyada Ingiriiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":536761,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536760","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536760","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536760"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536760\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536764,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536760\/revisions\/536764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536761"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}