{"id":536732,"date":"2025-05-11T08:52:32","date_gmt":"2025-05-11T05:52:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536732"},"modified":"2025-05-11T09:15:59","modified_gmt":"2025-05-11T06:15:59","slug":"danjiraha-soomaaliya-ee-dalka-masar-oo-xarunta-safaaradda-kusoo-dhaweeyay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjiraha-soomaaliya-ee-dalka-masar-oo-xarunta-safaaradda-kusoo-dhaweeyay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Safiirka JFS ee Masar oo soo dhaweeyay Guddoomiyaha\u00a0Gobolka Banaadir oo booqasho rasmi ah ku yimid Qaahira"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Masar Amb. Cali Cabdi Awaare ayaa Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir oo safar shaqo ku joogo Magaalada Qaahira ee dalka Masar.<\/p>\n<p>Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Masar ayaa si diiran usoo dhaweeyay wafdiga Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, asigoona ugu warbixiyay xaalada ay ku shaqeyso Safaarada iyo baahiyaha jirta oo ay ugu muhiimsan tahay dib-u-dhiska iyo dayactirka hoolka shirarka ee Safaarada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Danjiraha ka guddoomay warqadaha Qiimeynta Qarashka ku baxaya dib u dhiska hoolka shirarka ee Safaarada, asigoona balan qaaday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhisi doonno.<\/p>\n<p>Danjire Awaare ayaa u mahad celiyay Guddoomiye Amiir, waxa uuna sheegay in Safaaradda aysan iloobi doonin taageerada Duqa Magaalada Muqdisho ee ku aadan dhismaha hoolka shirarka ee Safaaradda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-536733\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942706977-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942706977-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942706977-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942706977-860x1147.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942706977.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-536734\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942703606-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942703606-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942703606-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942703606-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942703606-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942703606.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-536735\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942693420-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942693420-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942693420-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942693420-860x1147.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1746942693420.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Masar Amb. Cali Cabdi Awaare ayaa Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir oo safar shaqo ku joogo Magaalada Qaahira ee dalka Masar. Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Masar ayaa si diiran usoo dhaweeyay wafdiga Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":536735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536732","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536732"}],"version-history":[{"count":12,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536747,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536732\/revisions\/536747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}