{"id":536719,"date":"2025-05-10T17:30:32","date_gmt":"2025-05-10T14:30:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536719"},"modified":"2025-05-10T17:30:57","modified_gmt":"2025-05-10T14:30:57","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-qaabilay-hoggaamiyaha-maamulka-ssc-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-qaabilay-hoggaamiyaha-maamulka-ssc-khaatumo\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo qaabilay hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, 10 May 2025:- Hoggaamiyaha Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa booqasho shaqo ugu tagay Madaxweynaha JFS Mud. Dr. Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha ayaa Madaxweynaha dalka uga warbixiyey xaaladda horumarineed, nabadeed iyo dawlad-dhis ee Dawlad Goboleeedka SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale Madaxweynaha JFS uga mahadceliyey casuumaddii shirka Golaha Wadashiga Qaran, isgarab-taagga dhismaha Dawladnimada SSC-Khaatumo iyo dadaalada xukuumadda JFS ee ku aaddan ilaalinta midnimada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 10 May 2025:- Hoggaamiyaha Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa booqasho shaqo ugu tagay Madaxweynaha JFS Mud. Dr. Xasan Sheekh Maxamuud. Hoggaamiyaha ayaa Madaxweynaha dalka uga warbixiyey xaaladda horumarineed, nabadeed iyo dawlad-dhis ee Dawlad Goboleeedka SSC-Khaatumo. Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale Madaxweynaha JFS uga mahadceliyey casuumaddii shirka Golaha Wadashiga Qaran, isgarab-taagga dhismaha Dawladnimada SSC-Khaatumo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":536720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536719","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536719"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536721,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536719\/revisions\/536721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}