{"id":536699,"date":"2025-05-10T14:04:14","date_gmt":"2025-05-10T11:04:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536699"},"modified":"2025-05-10T14:04:14","modified_gmt":"2025-05-10T11:04:14","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-warbixin-kasoo-saaray-xaaladda-ka-dhalatay-roobabka-daay-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-warbixin-kasoo-saaray-xaaladda-ka-dhalatay-roobabka-daay-caasimadda\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo warbixin kasoo saaray xaaladda ka dhalatay Roobabka da\u2019ay Caasimadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda degdeg ah ee ka dhalatay Roobabka da\u2019ay Caasimadda.<\/p>\n<p>Gudoomiye Amiir ayaa yiri \u201cRoobabka mahiigaanka ah ee Xamar iyo agagaarkeeda ka da\u2019ay waxaan xaaladaha ka dhashay ka qaadnay tallaabo kasta oo suuragal ah, Waxaana goordhow soo saari doonnaa warbixin la xariirta saameynta Roobka, sidoo kale gargaar deg deg ayaan gaarsiin doonaa dadkii ku waxyeellobay Roobka iyo daadadka ka dhashay\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale Duqa Magaalada Muqdisho ayaa intaas ku sii daray, \u201cWaxaan wali howl adag ka wadnaa maareynta saameynta roobka, anaga oo diyaarinay Matoorro tuura biyaha iyo Booyado ka dhuuqa meelaha ay biyuhu fadhiisteen\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay burburka soo gaaray qaar kamid waddooyinka Magaalada ayaa yiri \u201cwaxaa degdeg loo dhisi doonaa jidadka ay daadadka Roobka burburiyeen, waxaana fareynaa shirkadihii waddooyinkaasi horey u dhisay iney markale dib u dhisaan Laamiyo ka taya wanaagsan kuwii burburay\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda degdeg ah ee ka dhalatay Roobabka da\u2019ay Caasimadda. Gudoomiye Amiir ayaa yiri \u201cRoobabka mahiigaanka ah ee Xamar iyo agagaarkeeda ka da\u2019ay waxaan xaaladaha ka dhashay ka qaadnay tallaabo kasta oo suuragal ah, Waxaana goordhow soo saari doonnaa warbixin la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":536700,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536699","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536701,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536699\/revisions\/536701"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}