{"id":536669,"date":"2025-05-09T23:19:15","date_gmt":"2025-05-09T20:19:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536669"},"modified":"2025-05-10T09:27:47","modified_gmt":"2025-05-10T06:27:47","slug":"wasiirka-gaadiidka-iyo-duulista-hawada-xfs-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-dawlada-maraykanka-u-fadhiya-soomaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaadiidka-iyo-duulista-hawada-xfs-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-dawlada-maraykanka-u-fadhiya-soomaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kulan la qaatay Safiirka Maraykanka ee Soomaliya."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Xukuumadda Faderalka Soomaliya, Mudane. Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa kulan la qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Riley.<\/p>\n<p>Labada dhinac Waxay kulankaasi uga \u00a0wada hadleen sii ambaqaadidda iskaashiga ku saabsan arrimaha duulista rayidka, Nidaamka PISCES, iyo ilaalinta Amniga Hawda Dalka iyo Garoomada.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa dawlada Maraykanka uga mahad celiyey tageerada Dawlad dhiska Soomaliya,gaar ahaan mashaariicda hortabinta u leh Dalkeenna Soomaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Xukuumadda Faderalka Soomaliya, Mudane. Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa kulan la qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Riley. Labada dhinac Waxay kulankaasi uga \u00a0wada hadleen sii ambaqaadidda iskaashiga ku saabsan arrimaha duulista rayidka, Nidaamka PISCES, iyo ilaalinta Amniga Hawda Dalka iyo Garoomada. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":536670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536669","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536669"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536681,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536669\/revisions\/536681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}