{"id":536640,"date":"2025-05-09T12:15:56","date_gmt":"2025-05-09T09:15:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536640"},"modified":"2025-05-09T12:17:25","modified_gmt":"2025-05-09T09:17:25","slug":"wasiirro-ka-tirsan-xfs-oo-maanta-sagootiyay-xujeey-soomaliyeed-oo-ku-sii-jeeda-dalka-sacuudi-carbiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirro-ka-tirsan-xfs-oo-maanta-sagootiyay-xujeey-soomaliyeed-oo-ku-sii-jeeda-dalka-sacuudi-carbiya\/","title":{"rendered":"Wasiirro ka tirsan XFS oo maanta sagootiyay xujeey Soomaliyeed oo ku sii jeeda Dalka Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirro ka tirsan XFS \u00a0ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku sagootiyay 431 ruux oo doonaya in ay soo gutaam waajibaadka acmaasha xajka ee sanadkaan.<\/p>\n<p>Munaasabadda sagootinta waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Sheekh Mukhtaar Robow Cali, Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Faarax Nuux, Guddiga xamlada xajka iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Tirada xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan ayaa gaaraya ilaa 11,500 oo ruux, kuwaas oo maanta ka Kala safraya, garoomada diyaaradaha Hargeysa, Puntland iyo Muqdisho, waxaana howlaha dhoofinta xujeyda ee bilowday ay socon doonaan illaa 31-ka bishan May.<\/p>\n<p>Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo kaashanaysa guddiga Xamlada iyo Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Sucuudiga ayaa ka shaqeyneysa in muwaaddiniinta Soomaaliyeed ay si hufan u gutaan\u00a0 waajibaadka xajka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-536644 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/xujeey-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"900\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/xujeey-1.jpeg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/xujeey-1-300x169.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/xujeey-1-1024x576.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/xujeey-1-768x432.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/xujeey-1-1536x864.jpeg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/xujeey-1-860x484.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirro ka tirsan XFS \u00a0ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku sagootiyay 431 ruux oo doonaya in ay soo gutaam waajibaadka acmaasha xajka ee sanadkaan. Munaasabadda sagootinta waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Sheekh Mukhtaar Robow Cali, Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":536643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536640","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536640"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536647,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536640\/revisions\/536647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}