{"id":536596,"date":"2025-05-08T12:06:33","date_gmt":"2025-05-08T09:06:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536596"},"modified":"2025-05-08T12:06:33","modified_gmt":"2025-05-08T09:06:33","slug":"wasiiru-dowlaha-beeraha-xfs-oo-dalka-siri-lanka-kula-kulmay-madax-iyo-masuuliyiin-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-beeraha-xfs-oo-dalka-siri-lanka-kula-kulmay-madax-iyo-masuuliyiin-kale\/","title":{"rendered":"Wasiiru Dowlaha Beeraha XFS oo dalka Siri Lanka kula kulmay madax iyo mas\u2019uuliyiin kale"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka\u00a0<strong>Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed<\/strong>\u00a0oo ka qaybgalaya shirwaynaha ka socda Dalka-Siri Lanka, ayaa shir doceed kula kulmay Raisul Wasaaraha dalkaas Marwo Harini Nireka Amarasuriya.<\/p>\n<p>Kulanka dhinacyadaasi wuxuu wasiiru Dowlaha si kooban uga warramay xaaladda Soomaaliya iyo fursadaha lagu samayn karo iskaashi dhanka beeraha ah ee labada dal.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka waxaa kale oo uu la kulmay Dr. Cabdalla Axmed Almanduus oo ah Gudoomiyaha Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Saadaasha Hawada.<\/p>\n<p>Shirweynaha 4-aad oo looga hadlay arrimaha beeraha iyo qodobbo kale oo khuseeyay dhanka cimilada iyo deegaanka waxaa soo \u00a0qabanqaabisay hay&#8217;adda Nidaamka Digniinta Khatarta ee Gobolka (RIMES).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka\u00a0Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed\u00a0oo ka qaybgalaya shirwaynaha ka socda Dalka-Siri Lanka, ayaa shir doceed kula kulmay Raisul Wasaaraha dalkaas Marwo Harini Nireka Amarasuriya. Kulanka dhinacyadaasi wuxuu wasiiru Dowlaha si kooban uga warramay xaaladda Soomaaliya iyo fursadaha lagu samayn karo iskaashi dhanka beeraha ah ee labada dal. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":536597,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536596","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536596"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536598,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536596\/revisions\/536598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}