{"id":536557,"date":"2025-05-07T14:05:29","date_gmt":"2025-05-07T11:05:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536557"},"modified":"2025-05-07T14:05:29","modified_gmt":"2025-05-07T11:05:29","slug":"raiisulwasaare-kuxigeenka-labaad-oo-furay-adeegga-kaabayaasha-dhijitaalka-ee-hayadda-aqoonsiga-nira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisulwasaare-kuxigeenka-labaad-oo-furay-adeegga-kaabayaasha-dhijitaalka-ee-hayadda-aqoonsiga-nira\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisulwasaare kuxigeenka labaad oo furay adeegga kaabayaasha dhijitaalka ee Hay\u2019adda Aqoonsiga NIRA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa sheegay in helitaanka aqoonsiga Qaranku uu yahay xaq dastuuri ah oo muwaadinka u fududeynaya shaqooyinka iyo adeegga uu u baahan yahay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo daah-furay adeegga kaabayaasha dhijitaalka ee Hey\u2019adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ee (NIRA), ayaa xusay in hannaankani uu yahay mid sugan, oo u fududeynaya muwaadinku in uu si fudud ku helo aqoonsiga Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa sheegay in helitaanka aqoonsiga Qaranku uu yahay xaq dastuuri ah oo muwaadinka u fududeynaya shaqooyinka iyo adeegga uu u baahan yahay. Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo daah-furay adeegga kaabayaasha dhijitaalka ee Hey\u2019adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ee (NIRA), ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":536558,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536557","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536557","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536557"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536559,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536557\/revisions\/536559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536558"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}