{"id":536543,"date":"2025-05-07T11:58:48","date_gmt":"2025-05-07T08:58:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536543"},"modified":"2025-05-07T11:58:48","modified_gmt":"2025-05-07T08:58:48","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kala-hadlay-safiirka-turkiga-xoojinta-xiriirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kala-hadlay-safiirka-turkiga-xoojinta-xiriirka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Turkiga xoojinta xiriirka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Akta\u015f, oo booqasho sharafeed ugu yimid.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa kala hadlay Safiirka intii kulanka lagu guda-jiray siyaabaha sare loogu qaadi karo xiriirka diblomaasiyadeed ee soo jireenka ah iyo iskaashiga dhinacyada badan leh ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, waxa ayna isla qaadaa-dhigeen dhabbaha istiraatiijiyadeed ee lagu sii qoto-dheerayn karo wax wadaag ku suntan danaha labada dal.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Akta\u015f, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Wasiirka ayaa kala hadlay Safiirka intii kulanka lagu guda-jiray siyaabaha sare loogu qaadi karo xiriirka diblomaasiyadeed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":536544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536543","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536545,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536543\/revisions\/536545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}