{"id":536225,"date":"2025-05-03T18:33:39","date_gmt":"2025-05-03T15:33:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536225"},"modified":"2025-05-03T18:34:29","modified_gmt":"2025-05-03T15:34:29","slug":"afhayeenka-wasaaradda-gaashaandhiga-in-ka-badan-50-khawaarij-ah-ayaa-lagu-dilay-dagaalkii-ka-dhacay-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/afhayeenka-wasaaradda-gaashaandhiga-in-ka-badan-50-khawaarij-ah-ayaa-lagu-dilay-dagaalkii-ka-dhacay-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga&#8221; &#8220;In ka badan 50 Khawaarij ah ayaa lagu dilay dagaalkii ka dhacay gobolka Hiiraan,&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\"\u00abrvf\u00bb\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Sheekh Abuukar Macallin ayaa ka warbixiyay weerar fuleynimo ah oo cadowga Khawaarijta shalay ku soo qaadeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan iyo kuwo ku yaalo xadka kala qeyb qeybiya xuduudda gobolladda Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa xaq-u-dirka deegaanka.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Howlgalka oo mid qorsheysan ahaa ayaa Khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xooggan, waxaana jilbaha u aastay geesiyaasha Qaranka iyo kuwa deegaanka, waxaanna howlgalkaas looga dilay Khawaarijta 50-meeyo maleeshiyo iyo horjoogayaal isugu jira, kuwaas oo meydadkooda lagu arki karo goobihii lagu dagaallamay.<\/div>\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" dir=\"auto\">\n<div class=\"html-div xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd\" data-ad-rendering-role=\"story_message\">\n<div id=\"\u00abrvf\u00bb\" class=\"x1l90r2v x1iorvi4 x1ye3gou xn6708d\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221;Howlgalkaas wuxuu ahaa mid qorsheysan, cadowga Khawaarijta ayaa waxay isku dayeen in ay weerar ku qaadaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka, waxaanna ka hortegay ciidamada xaq-u-dirirka deegaanka iyo kuwa xoogga dalka, waxayna gaarsiiyeen jab aad u weyn, meydad gaaraya labaatameeyo oo cadowga Khawaarijta ay goobta kaga carareen dhaawacoodana ay ku daba jiraan, maanta waxaan xaqiijineynaa in meydad soddomeeyo ah loogu tegay keymaha deegaannada laga dagaallamay, kuwaas oo laga dilay Khawaarijta, waxaanna marka la isku daro khasaaraha Khawaarijta shalay iyo maanta gaaray noqonayaan 50-meeyo meydadka Khawaarijta ah,&#8221; ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Deegaannada lagu dagaallamay oo kala ah Muqluge Cali, Ceelhareeri,Hareeri Madoobe iyo Garas Magan iyo deegaanno kale oo ku teedsan xuduuddda gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa dhammaan hadda waxaa gacanta ku haya ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka, iyadoo lagu dabo jiro firxadka Khawaarijta.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa guulo wax ku ool ah ka gaaray howlgallada ugu dambeeyay ee ka dhanka ahaa Khawaarijta, waxaanna meel wanaagsan maraya qorshaha dagaal ee dalka looga ciribtiro kooxaha nabad-diidka ah.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0 Sheekh Abuukar Macallin ayaa ka warbixiyay weerar fuleynimo ah oo cadowga Khawaarijta shalay ku soo qaadeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan iyo kuwo ku yaalo xadka kala qeyb qeybiya xuduudda gobolladda Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa xaq-u-dirka deegaanka. Howlgalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":516601,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536225","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536225"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536228,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536225\/revisions\/536228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}