{"id":536182,"date":"2025-05-03T08:39:04","date_gmt":"2025-05-03T05:39:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536182"},"modified":"2025-05-03T08:39:04","modified_gmt":"2025-05-03T05:39:04","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-ka-qayb-galay-kulan-hordhac-u-ah-shirweynaha-baarlamaanka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-ka-qayb-galay-kulan-hordhac-u-ah-shirweynaha-baarlamaanka-carabta\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha golaha shacabka\u00a0 oo ka qayb galay Kulan hordhac u ah shirweynaha Baarlamaanka Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Algiers(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria ayaa caawa ka qeyb galay kulan horudhac u ah shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo halkaasi ka furmi doona, waxaana Kulanka looga hadlay arrimaha shirka guud iyo sidoo kale jadwalka guud ee shirka.<\/p>\n<p>Xubnaha kulanka ka qeyb galay ee Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa isla gartay in shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta laga soo saaro qodobo muhiim u ah Ajendaha shirka ee sanadkan oo ah arrimaha carabta gaar ahaan xaaladda Falastiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Algiers(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria ayaa caawa ka qeyb galay kulan horudhac u ah shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo halkaasi ka furmi doona, waxaana Kulanka looga hadlay arrimaha shirka guud iyo sidoo kale jadwalka guud ee shirka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":536183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536182","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536182"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536184,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536182\/revisions\/536184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536183"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}