{"id":536165,"date":"2025-05-02T19:14:13","date_gmt":"2025-05-02T16:14:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536165"},"modified":"2025-05-02T19:14:13","modified_gmt":"2025-05-02T16:14:13","slug":"wasiirka-deegaanka-xfs-oo-booqasho-ku-tegay-safaarada-soomaaliya-ee-dalka-switzerland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-deegaanka-xfs-oo-booqasho-ku-tegay-safaarada-soomaaliya-ee-dalka-switzerland\/","title":{"rendered":"Wasiirka deegaanka XFS oo booqasho ku tegay Safaarada Soomaaliya ee dalka Switzerland"},"content":{"rendered":"<p>Geneva(SONNA):-Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud mudane Bashiir Maxamed, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Switzerland.<\/p>\n<p>Wasiirka waxaa si diirran u soo dhaweeyay Danjire Khadra Axmed Ducaale iyo xubno ka tirsan howl-wadeennada safaaradda.<\/p>\n<p>Wasiir Bashiir kulan miro-dhal ah oo uu la yeeshay Safiir Khadra Axmed Ducaale ayaa warbixin dhammaystiran laga siiyay howlaha muhiimka ah ee safaaraddu u qabato dalka Soomaaliya, gaar ahaan xoojinta ka qaybgalka Soomaaliya ee hay\u2019adaha iyo madalaha caalamiga ah iyo kor u qaadidda codka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Danjire Khadra Ducale sida ay uga go\u2019an tahay u adeegidda danaha qaranka, isagoo adkeeyay muhiimadda iskaashi dhexmara wasaaradda iyo safaaradaha Soomaaliya si kor loogu qaado mowqifka iyo doorka Soomaaliya ee arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada ee caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Geneva(SONNA):-Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud mudane Bashiir Maxamed, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Switzerland. Wasiirka waxaa si diirran u soo dhaweeyay Danjire Khadra Axmed Ducaale iyo xubno ka tirsan howl-wadeennada safaaradda. Wasiir Bashiir kulan miro-dhal ah oo uu la yeeshay Safiir Khadra Axmed Ducaale ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":536166,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536165","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536165","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536165"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536167,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536165\/revisions\/536167"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536166"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}