{"id":536151,"date":"2025-05-02T16:49:10","date_gmt":"2025-05-02T13:49:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536151"},"modified":"2025-05-02T16:49:10","modified_gmt":"2025-05-02T13:49:10","slug":"ciidanka-xoogga-iyo-kuwa-deegaanka-oo-dilay-10-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-iyo-kuwa-deegaanka-oo-dilay-10-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka oo dilay 10 khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA(:-Ciidamada Difaaca Deegaanka ee Macawiisleyda Gobolka Hiiraan ayaa maanta Khawaarijta ku weeraray deegaan lagu magacaabo Hararta oo u dhaxeeya degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe iyo deegaanka Ceel-hareeri ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada Deegaanka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ku dhowaad 10 dhagarqabe ay Khawaarijta halkaas uga dileen, iyagoo kasoo furtay in ka badan 10 qori, waxaana si buuxda looga hortegay dhagartii ay halkaas kasoo maleegayeen.<\/p>\n<p>Aaggii uu howlgalkaasi ka dhacay ee Khawaarijta lagu weeraray waxaa ku sugan Ciidamada Deegaanka ee gobolka Hiiraan, waxaana weli la sii baacsanayaa firxadkii Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA(:-Ciidamada Difaaca Deegaanka ee Macawiisleyda Gobolka Hiiraan ayaa maanta Khawaarijta ku weeraray deegaan lagu magacaabo Hararta oo u dhaxeeya degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe iyo deegaanka Ceel-hareeri ee gobolka Hiiraan. Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada Deegaanka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ku dhowaad 10 dhagarqabe ay Khawaarijta halkaas uga dileen, iyagoo kasoo furtay in ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":536152,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536151","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536153,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536151\/revisions\/536153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536152"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}