{"id":536093,"date":"2025-05-01T11:17:02","date_gmt":"2025-05-01T08:17:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536093"},"modified":"2025-05-01T13:23:35","modified_gmt":"2025-05-01T10:23:35","slug":"wasiir-fiqifurimaha-hore-ayaan-ka-hoggaamin-doonaa-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqifurimaha-hore-ayaan-ka-hoggaamin-doonaa-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi\u201cFurimaha hore ayaan ka hoggaamin doonaa dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay xafladdii xil-wareejinta ayaa sheegay in furimaha hore uu ka hoggaamin doono dagalka ay wadaan ciidanka qaranka ee la doonayo in lagu soo afjaro kooxaha nabad-diidka ah ee khawaarijta.<\/p>\n<p>&#8220;waxaan si wanaagsan oo ixtiraam leh ula shaqey doonaa Talisyada ciidamada, anagoo sixi doona xuquuqda ciidamada qaranka&#8221;ayuu yiri wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Jabriil Cabdirashiid iyo Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga Cumar Cali Cabdi oo iyaguna ka hadlay xafladdaasi ayaa yiri\u201cWasaaradda Gaashaandhigga waxay heshay masuul aqoon u leh shaqada iyo la-dagaallanka Khawaarijta.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaasi ayaa tilmaamay in wasaaradda ay u baahan tahay in si gaar ah diiradda loo saaro xaaladda ciidankii u naafoobay difaaca dalka.<\/p>\n<p>Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa horey u soo qabtay xilal kala duwan,waxaana la filayaa inuu khibraddiisa iyo aqoontiisa u adeegsado xoojinta awoodda ciidamada qalabka sida iyo horumarinta qorshayaasha amniga qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay xafladdii xil-wareejinta ayaa sheegay in furimaha hore uu ka hoggaamin doono dagalka ay wadaan ciidanka qaranka ee la doonayo in lagu soo afjaro kooxaha nabad-diidka ah ee khawaarijta. &#8220;waxaan si wanaagsan oo ixtiraam leh ula shaqey doonaa Talisyada ciidamada, anagoo sixi doona xuquuqda ciidamada qaranka&#8221;ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":536094,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536093","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536093"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536097,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536093\/revisions\/536097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536094"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}