{"id":536088,"date":"2025-05-01T11:04:58","date_gmt":"2025-05-01T08:04:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536088"},"modified":"2025-05-01T11:06:09","modified_gmt":"2025-05-01T08:06:09","slug":"sh-dhexe-ciidanka-xoogga-oo-bur-buriyay-fariisin-ay-khawaarijtu-ku-lahaayeen-ceel-barwaaqo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sh-dhexe-ciidanka-xoogga-oo-bur-buriyay-fariisin-ay-khawaarijtu-ku-lahaayeen-ceel-barwaaqo\/","title":{"rendered":"Sh\/ Dhexe.:Ciidanka Xoogga oo bur-buriyay Fariisin ay khawaarijtu ku lahaayeen Ceel-barwaaqo"},"content":{"rendered":"<p>Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlagl sifayn ah ka sameeyay halka lagu magacabo Ceel_ barwaaqo oo hoos tagta degmada Masjid Cali guduud\u00a0 ee Gobalka Sh\/dhaxe.<\/p>\n<p>Ciidamada geesiyaasha ah ayaa cagta mariyeen khawarijtii ku sugneyd goobta howlgalka laga fuliyay, sida uu warbaahinta uu u xaqiijiyay xdigle Deeq Yuusuf Sareeye oo hoggaaminyay howlgalka.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa kordhiyay howlgalada sifaynta ah ee lagu wiiqayo cadawga khawaarijta ee dhibaaatada ku ah hormarka iyo nabada shacabka soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlagl sifayn ah ka sameeyay halka lagu magacabo Ceel_ barwaaqo oo hoos tagta degmada Masjid Cali guduud\u00a0 ee Gobalka Sh\/dhaxe. Ciidamada geesiyaasha ah ayaa cagta mariyeen khawarijtii ku sugneyd goobta howlgalka laga fuliyay, sida uu warbaahinta uu u xaqiijiyay xdigle Deeq Yuusuf Sareeye oo hoggaaminyay howlgalka. Maalmihii la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":536089,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536088","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536088","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536088"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536092,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536088\/revisions\/536092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536089"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}