{"id":536085,"date":"2025-05-01T10:43:31","date_gmt":"2025-05-01T07:43:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536085"},"modified":"2025-05-01T10:43:31","modified_gmt":"2025-05-01T07:43:31","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-u-ambabaxay-aljeeriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-u-ambabaxay-aljeeriya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay Aljeeriya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria.<\/p>\n<p>, Wafdiga uu hoggaaminaayo guddoomiyaha ayaa la filayaa in uu dalkaasi uga qeyb galo shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo maalmaha soo socda ka furmi doona caasimadda Algiers .<\/p>\n<p>Shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa sanadkaan looga hadli doonaa arrimaha wadamada Carabta gaar ahaan xaaladda dadka Falastiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria. , Wafdiga uu hoggaaminaayo guddoomiyaha ayaa la filayaa in uu dalkaasi uga qeyb galo shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo maalmaha soo socda ka furmi doona caasimadda Algiers [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":536086,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536085","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536085"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536087,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536085\/revisions\/536087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}