{"id":536076,"date":"2025-05-01T09:13:35","date_gmt":"2025-05-01T06:13:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536076"},"modified":"2025-05-01T09:14:29","modified_gmt":"2025-05-01T06:14:29","slug":"%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%abada-%f0%9d%90%92%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%aa%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9a-iyo-waxbarashada-xfs-%f0%9d%90%a8","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%abada-%f0%9d%90%92%f0%9d%90%a1%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%aa%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9a-iyo-waxbarashada-xfs-%f0%9d%90%a8\/","title":{"rendered":"\ud835\udc16\ud835\udc1a\ud835\udc2c\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2bada S\ud835\udc21\ud835\udc1a\ud835\udc2a\ud835\udc1a\ud835\udc1d\ud835\udc1a iyo Waxbarashada XFS \ud835\udc28\ud835\udc28 \ud835\udc21\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc1b\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc32\ud835\udc28 k\ud835\udc2e aadan \ud835\udfcf-\ud835\udc1d\ud835\udc1a \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc32 u \ud835\udc1d\ud835\udc22\ud835\udc2b\ud835\udc1a\ud835\udc32 \ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc1a\ud835\udc2a\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc1a\ud835\udc21\ud835\udc1a \ud835\udc12\ud835\udc28\ud835\udc28\ud835\udc26\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc32\ud835\udc1e\ud835\udc1e\ud835\udc1d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon.Yusuf Mohamed Adan ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda,kuwaas oo maanta \u00a0u dabbaaldegaya munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu xusay doorka muhiimka ah ee shaqaalaha Soomaaliyeed ka qaataan horumarinta dalka, isagoo tilmaamay in dowladda ay dadaal xooggan ku bixisay ilaalinta xuquuqdooda iyo dhiirrigelinta shaqo-abuurka.<\/p>\n<p>\u201cShaqaalaha Soomaaliyeed waa halyeeyo u taagan dhismaha qaranka, waxaana ku bogaadinayaa hawlkarnimadooda, hufnaantooda iyo dhabar-adayggooda,\u201d ayuu yiri Wasiir Yuusuf.<\/p>\n<p>Sidoo kale,Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Farah Sheikh Abdulkadir ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya waxbarashada, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waa maalin aan ku xasuusanno kartida, dadaalka iyo samirka aad u haysaan horumarinta dalka iyo jiilka soo koraya. Macallimiinta, maamulka dugsiyada, shaqaalaha farsamada iyo kuwa xafiisyada dhammaantiin waxaad tihiin laf-dhabarka horumarka bulshadeenna<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay garowsan tahay muhiimadda aad u leedihiin kobcinta tayada waxbarashada iyo baahinta fursadaha waxbarasho. Waxaan idin rajaynayaa maalmo badan oo guul iyo horumar ah\u201d ayuu yiri Wasiir Faarax.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-536078 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/koobi.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"794\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/koobi.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/koobi-300x221.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/koobi-1024x753.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/koobi-768x565.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/koobi-860x632.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon.Yusuf Mohamed Adan ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda,kuwaas oo maanta \u00a0u dabbaaldegaya munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka. Wasiirku wuxuu xusay doorka muhiimka ah ee shaqaalaha Soomaaliyeed ka qaataan horumarinta dalka, isagoo tilmaamay in dowladda ay dadaal xooggan ku bixisay ilaalinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":536077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536076","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536076"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536080,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536076\/revisions\/536080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}