{"id":536033,"date":"2025-04-30T13:03:35","date_gmt":"2025-04-30T10:03:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=536033"},"modified":"2025-04-30T13:04:12","modified_gmt":"2025-04-30T10:04:12","slug":"wasiir-dowlaha-arrimaha-guddaha-oo-shirguddoomiyay-shirka-guddi-howleedka-xiriirka-arrimaha-xasilinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-dowlaha-arrimaha-guddaha-oo-shirguddoomiyay-shirka-guddi-howleedka-xiriirka-arrimaha-xasilinta\/","title":{"rendered":"Wasiir dowlaha Arrimaha Guddaha oo shir-guddoomiyay shirka Guddi Howleedka Xiriirka Arrimaha Xasilinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Sadad Alio ayaa guddoomiyay shirka joogtada ah ee Guddi Howleedka Farsame ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay martigelisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya mudane Caydaruus Macallin Xasan, iyada oo ay qeyb ka yihiin; dhammaan Agaasimayaasha waaxyaha Xiriirka ee Wasaaradaha iyo Hey\u2019adaha kala duwan ee dowladda heer federaal ee ka shaqeeya arrimaha Xasilinta.<\/p>\n<p>Wasiir Saadaad, oo ka hadlay Kulanka ayaa bogaadiyey howlaha guddiga isaga oo carabka ku adkeeyey in ay heer Wasiir garab taagan yihiin. Wasiirka ayaa adkeeyey muhiimadda ay Dowladda Soomaaliya u leedahay mideynta farriimaha warbaahineed iyo wacyigalinta deegaanada Cadowga Khawaarijta laga xorreeyay iyo in sidoo kale ay xafiisyada warbaahineed ee dowladda yeeshaan ajendeyaal mideysan oo loogu adeego Ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Sadad Alio ayaa guddoomiyay shirka joogtada ah ee Guddi Howleedka Farsame ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta. Kulanka oo ay martigelisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":536034,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-536033","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536033","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=536033"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536033\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":536036,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/536033\/revisions\/536036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/536034"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=536033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=536033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=536033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}