{"id":535954,"date":"2025-04-29T10:17:02","date_gmt":"2025-04-29T07:17:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535954"},"modified":"2025-04-29T10:19:06","modified_gmt":"2025-04-29T07:19:06","slug":"ciidamada-difaaca-deegaanka-ee-macawiisleyda-oo-xalay-howlgal-qorshaysan-ka-fuliyey-howdka-ciid-ciidka-ee-degmada-mahadaay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-difaaca-deegaanka-ee-macawiisleyda-oo-xalay-howlgal-qorshaysan-ka-fuliyey-howdka-ciid-ciidka-ee-degmada-mahadaay\/","title":{"rendered":"Ciidamada difaaca deegaanka oo xalay howlgal  ka fuliyey howdka Ciid-ciidka ee degmada Mahadaay"},"content":{"rendered":"<p>Mahadaay(SONNA):-Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka deegaanka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Khawaarijta.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Macawiisleyda aagagga degmada Mahadaay, Cismaan Beerey, oo howlgalkaas hogaaminaayey ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalka ay ku dileen dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijtii ay weerarka ku qaadeen, isla markaana ay ka furteen hub iyo saanad ciidan.<\/p>\n<p>Meydadka afar dhagarqabe ayuu sheegay in Khawaarijtu ay geeyeen deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellada Dhexe, Ciidamada deegaanka ayaa la wareegay goobihii ay howlgalkaas ka fuliyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mahadaay(SONNA):-Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka deegaanka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Khawaarijta. Hoggaamiyaha Macawiisleyda aagagga degmada Mahadaay, Cismaan Beerey, oo howlgalkaas hogaaminaayey ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalka ay ku dileen dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijtii ay weerarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":535955,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535954","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535954"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535958,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535954\/revisions\/535958"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535955"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}