{"id":535935,"date":"2025-04-28T20:32:10","date_gmt":"2025-04-28T17:32:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535935"},"modified":"2025-04-29T10:19:29","modified_gmt":"2025-04-29T07:19:29","slug":"madaxweynaha-aljeeriya-oo-aqoonsiga-danjiranimo-ka-guddoomay-safiirka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-aljeeriya-oo-aqoonsiga-danjiranimo-ka-guddoomay-safiirka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Aljeeriya oo aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Algiers (SONNA); Madaxweynaha Aljeeriya Cabdulmajiid ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Aljeeriya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Aljeeriya ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Yuusuf Xasan Axmed (Yuusuf Jeego), oo ah Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Aljeeriya.<\/p>\n<p>Munaasabadda looga gudoomayay waraaqaha safiirnimo ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Jaaliyadda Qaranka ee Dibedda iyo Arrimaha Afrika Maxamed Ataf.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Algiers (SONNA); Madaxweynaha Aljeeriya Cabdulmajiid ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Aljeeriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Aljeeriya ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Yuusuf Xasan Axmed (Yuusuf Jeego), oo ah Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Aljeeriya. Munaasabadda looga gudoomayay waraaqaha safiirnimo ayaa waxaa goob joog ka ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":535959,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535935","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535937,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535935\/revisions\/535937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535959"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}