{"id":535911,"date":"2025-04-28T13:32:50","date_gmt":"2025-04-28T10:32:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535911"},"modified":"2025-04-28T16:43:09","modified_gmt":"2025-04-28T13:43:09","slug":"golaha-wasiirrada-hirshabeelle-oo-ka-shiray-dagaalka-khawaarijta-saameynta-roobka-iyo-baahinta-adeega-caafimaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-hirshabeelle-oo-ka-shiray-dagaalka-khawaarijta-saameynta-roobka-iyo-baahinta-adeega-caafimaad\/","title":{"rendered":"Golaha wasiirada Hirshabeelle oo ka shiray dagaalka Khawaarijta iyo horumarinta adeegga caafimaadka"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar(SONNA):-Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada kaas oo diirada lagu saaray arrimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Ugu horeyn waxaa hab-raaca dhaarinta la marsiiyey Wasiirada Wasaaraddaha cusub ee Howlaha Guud iyo Tamarta iyo Biyaha.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Kheyre ayaa Golaha uga warbixiyey howlgalka dabar-gooynta Khawaarijta waxana uu ka mahadceliyey kaalinta dadka deegaanka iyo ciidamada qalbka sida ee Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan ku baacsanayo firxadka Khawaarijta.<\/p>\n<p>Sidoo kale shirka ayaa lagu gorfeeyay saameeynta Roobka oo si weyn uga curtay deegaanada Dowladda Hirshabeelle kaas oo goobaha qaar saameyn ku yeeshay isku-socodka.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Maxamuud Cabdi ayaa faahfaafin ka bixiyey sida ay u socdaan mashaariicda sannadkan ee 2025.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa amray Wasiirka Caafimaadka baahinta Adeega Caafimaad iyo dardargelinta shaqadda Damal Caafimaad.<\/p>\n<p>\u201cMa aqbali doono dayacaad shaqo, dhismaha jidadka uu hirgelin waayey ayuu shaqaddiisa maalin ka hor ku waayey Wasiirka Howlaha Guud. Isla-xisaabtan adag ayaa keeno shaqo-hufan.\u201d<\/p>\n<p>Gunaanudkii Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ku baaqay in markale loo midoobo dagaalka argagixisada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar(SONNA):-Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada kaas oo diirada lagu saaray arrimo dhowr ah. Ugu horeyn waxaa hab-raaca dhaarinta la marsiiyey Wasiirada Wasaaraddaha cusub ee Howlaha Guud iyo Tamarta iyo Biyaha. Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Kheyre ayaa Golaha uga warbixiyey howlgalka dabar-gooynta Khawaarijta waxana uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":535912,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535911","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535911"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535916,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535911\/revisions\/535916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}