{"id":535642,"date":"2025-04-25T19:00:18","date_gmt":"2025-04-25T16:00:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535642"},"modified":"2025-04-25T19:00:18","modified_gmt":"2025-04-25T16:00:18","slug":"ciidanka-xoogga-oo-dilay-21-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-dilay-21-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo dilay 21 khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal Qorsheysan ka fuliyay deegaanka Baladul-Amiin ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo khawaarijta lagu gaarsiiyay khasaare xooggan.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa lagu khaarajiyay 21 ka tirsan khawaarijta Al-shabaab oo uu ku jiro horjoogihii khawaarijta ee deegaanka Baladul-Amiin, iyadoo uu howgalku uu ku soo dhamaaday sidi loo qorsheeyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal Qorsheysan ka fuliyay deegaanka Baladul-Amiin ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo khawaarijta lagu gaarsiiyay khasaare xooggan. Howlgalkan ayaa lagu khaarajiyay 21 ka tirsan khawaarijta Al-shabaab oo uu ku jiro horjoogihii khawaarijta ee deegaanka Baladul-Amiin, iyadoo uu howgalku uu ku soo dhamaaday sidi loo qorsheeyey.<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":535643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535642","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535642"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535644,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535642\/revisions\/535644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}