{"id":535633,"date":"2025-04-25T14:26:40","date_gmt":"2025-04-25T11:26:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535633"},"modified":"2025-04-25T14:27:27","modified_gmt":"2025-04-25T11:27:27","slug":"warbixinta-toddobaadlaha-ee-dowladda-federaalka-soomaaliya-83","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/warbixinta-toddobaadlaha-ee-dowladda-federaalka-soomaaliya-83\/","title":{"rendered":"Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda\u00a0Federaalka\u00a0Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA..1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kampala kaga qeybgelaya Shir-Madaxeed looga hadlayo Hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.<\/p>\n<p>2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Ciraaq, Mudane Cabdul Amiir Al Shammari, kana guddoomay dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Ciraaq.<\/p>\n<p>3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, isagoo kala hadley iskaashiga istiraatijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub.<\/p>\n<p>4-Madaxweyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Dalka Jabuuti, ahna Madaxweyne ku xigeenka CAF Mudane Suleymaan Xasan Waaberi.<\/p>\n<p>5-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo bogaadiyay guulaha Ciidamada Qalabka Sida iyo kuwa degaanka ay ka soo hoyeen dagaalka lagula jiro argagixisada Khawaarijta ah.<\/p>\n<p>6-Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatey Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Ciraaq Mudane Cabdul Amiir Al Shammari oo booqasho ku jooga Soomaaliya.<\/p>\n<p>7-Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre\u00a0 oo daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka, isagoo sheegay in siyaasaddani tahay mid xoojinaysa cududda shaqaalaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>8-Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre\u00a0 ayaa dhambaal tahniyad ah u diray dhiggiisa Ra\u2019iisul Wasaaraha Cusub ee Serbia Mudane \u0110uro Macut, iyo Golihiisa Wasiirada ee cusub.<\/p>\n<p>9-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa guddoomiyay shirar muhiim ah\u00a0 uu la yeeshey guddi hoosaadyada abaabulka iyo wacyigelinta, iyo kan dhaqaalaha iyo taakuleynta.<\/p>\n<p>10- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay Guddiga La-Socodka iyo Dib u Eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib u Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.<\/p>\n<p>11- Wasiirka Maaliyadda Biixi Imaan Cige oo\u00a0 la wareegay hoggaanka Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika\u00a0 oo ay ku mideysan yihiin dalalka\u00a0 Soomaaliya, Jabuuti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Suudaan iyo Koonfurta Suudaan.<\/p>\n<p>12- Ciidamada Qalabka Sida iyo geesiyayaasha degaanka oo\u00a0\u00a0 jab xooggan gaarsiiyey Khawaarijta oo weerar ku soo qaaday deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo lagu dilay in ka badan 40 dhagarqabayaal oo argagixiso ah.<\/p>\n<p>13- Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha\u00a0\u00a0 Maxamuud Cabdiraxmaan\u00a0 Sheekh Faarax oo\u00a0 kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjiraha Denmark ee Soomaaliya, Mudane Steen Sonne Andersen.<\/p>\n<p>14- Wasiirka\u00a0 Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga\u00a0 Axmed Xasan Aadan ayaa\u00a0 shir la yeeshay Xarunta La Socodka iyo Ilaalinta Kalluumeysiga (FMC) ee wasaaradda, halkaas oo looga warbixiyay xaaladda maraakiibta ku sugan badda, gaar ahaan kuwa sharci u heysta iyo kuwa aan sharciga ku joogin<\/p>\n<p>15- Wasiirka Arrimaha Gudaha\u00a0 Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh\u00a0 oo kulan la yeeshay Ku-Simaha Safiirka Norway u fadhiya Soomaaliya Carsten Carlsen, iyagoo ka wadahadley arrimaha dib u heshiisiinta, dimuqraadiyadeynta, doorashooyinka, geeddi socodka nabad dhiska iyo xasilinta.<\/p>\n<p>16- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya oo sharci darro ku tilmaantey tallaabo uu Maamulka Puntland ku sameysanayo warqado aqoonsi, taas oo baal marsan aqoonsiga qaranka ee dastuurka uu jideeyay.<\/p>\n<p>17- Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macallin Fiqi\u00a0 ayaa mar kale ku celiyay in dowladda iyo shacabka\u00a0 Soomaaliyeed ay ka go\u2019an tahay in dalka laga ciribtiro Khawaarijta.<\/p>\n<p>18- Wasiirka Beeraha iyo Waraabka\u00a0 Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye)\u00a0 ayaa kulan la yeeshay mas\u2019uuliyiinka Shirkadda\u00a0 Bariiska ee Danwadaag si loogu wareejiyo dhaqaale loogu talagalay in lagu\u00a0 soo iibiyo\u00a0 mashiinnada casriga ah ee bariiska.<\/p>\n<p>19- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada\u00a0 Dr. Cali Xaaji Aden\u00a0 ayaa dhagax-dhigey dhismaha qeybta xaaladaha deg-degga ah\u00a0 ee Isbitaalka Forlanini\/Lasareti ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>20- Wasiirka Caafimaadka Dr Cali Xaaji Aadan ayaa\u00a0 si rasmi ah u daah-furey Tallaalada Oofwareenka iyo Shubanka oo loogu talagaley carruurta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>21- Wasiirka\u00a0 Arrimaha Gudaha\u00a0\u00a0 Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan muhiim ah la yeeshay wafdi ka socday Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Barnaamijyada Horumarinta (UNDP) iyo Kooxda Isku-dhafka ah ee Taageerada Doorashooyinka (IESG)<\/p>\n<p>22- Wasiirka Maaliyadda\u00a0 Biixi Iimaan Cige\u00a0 oo Magaaladda Washington ugu qeyb-galay\u00a0 shirka xiliga Gu\u2019ga ee\u00a0 IMF iyo Bangiga Adduunka.<\/p>\n<p>23- Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha\u00a0 Maxamed Cabduqaadir Cali\u00a0 ayaa\u00a0 Xafiiskiisa\u00a0 ku qaabilay Wakiilka Hay\u2019adda Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>24- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa deeq dawooyin ah ku wareejiyay Maamulka Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka, waxaana uu sidoo kale booqday dhaawacyada qaar ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida iyo kuwa difaaca degaanada ee lagu daweynayo Isbitaalkaasi.<\/p>\n<p>25- Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ayaa\u00a0 qabatay kulan muhiim ah oo ay iskugu yimaadeen dhammaan howlwadeennada wasaaradda, kulankaas oo loogu talagalay in lagu muujiyo taageero buuxda oo loo fidinayo Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee ku sugan jiidaha Dagaalka.<\/p>\n<p>26- Wasaaradda Degaanka iyo Isbedelka Cimilada ayaa Muqdisho ku qabatay Ololaha wacayigelinta wajiga labaad ee Toddobaadka Ka-Hortagga Adeegsiga Bacaha iyo ilaalinta bad-qabka\u00a0\u00a0 deegaanka.<\/p>\n<p>27- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha\u00a0\u00a0 Maxamuud Axmed Aaden\u00a0 ayaa ka qeybgalay shirka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga Suuqa Xorta ah ee Afrika\u00a0 oo lagu qabtay dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>28- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Mongolia oo fadhigeedu yahay Shiinaha Marwo Hodan Cusman\u00a0 Cabdi\u00a0\u00a0 ayaa warqadaha aqoonsiga si rasmi ah ugu gudbisay Madaxweynaha Mongolia, Mudane Kh\u00fcrels\u00fckh Ukhnaa.<\/p>\n<p>29- Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallim Cabddulle\u00a0 ayaa magaaladda\u00a0\u00a0 Gaalkacyo ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>30- Safiirka Soomaaliya u fadhiya\u00a0 Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa kulan la yeelatey Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Uganda, Gen. Apollo Kasiita-Gowa.<\/p>\n<p>31- Qaar ka mid ah naafada gobolka Banaadir ayaa la guddoonsiiyay gaadiidka naafada si ay u gaaraan goobaha diiwaan gelinta kaarka doorashada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA..1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kampala kaga qeybgelaya Shir-Madaxeed looga hadlayo Hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Ciraaq, Mudane Cabdul Amiir Al Shammari, kana guddoomay dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Ciraaq. 3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":535634,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535633","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535633","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535633"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535633\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535636,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535633\/revisions\/535636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}