{"id":535629,"date":"2025-04-25T12:02:25","date_gmt":"2025-04-25T09:02:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535629"},"modified":"2025-04-25T12:02:45","modified_gmt":"2025-04-25T09:02:45","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-la-kulmay-dhigiisa-dalka-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-la-kulmay-dhigiisa-dalka-ciraaq\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Ciraaq"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq Mudane Cabdi Amiir Kaamil Al-shamari oo booqasho rasmi ah ku jooga Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha ku aaddan la dagallaanka argagaxisada, xasillinta, dib u heshiisiinta, dimoqoraadiyadeynta , maamul daadajinta iyo guud ahaan iskaashiga labada dhinac ee Soomaaliya iyo Ciraaq.<\/p>\n<p>Kulankan oo uu ku wehliyey Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha XFS mudane Cabdixakiim Ashkir ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Amiir, Guddoomiyaha Hay\u2019adda SODMA mudane Maxamuud Macallin.Iyo Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalka Ciraaq Ridwaan Xersi Maxmed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq Mudane Cabdi Amiir Kaamil Al-shamari oo booqasho rasmi ah ku jooga Caasimadda Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha ku aaddan la dagallaanka argagaxisada, xasillinta, dib u heshiisiinta, dimoqoraadiyadeynta , maamul daadajinta iyo guud ahaan iskaashiga labada dhinac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":535630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535629","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535629"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535632,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535629\/revisions\/535632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}