{"id":535610,"date":"2025-04-25T08:14:56","date_gmt":"2025-04-25T05:14:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535610"},"modified":"2025-04-25T08:19:37","modified_gmt":"2025-04-25T05:19:37","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-lagu-soo-dhaweeyay-dalka-uganda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-soomaaliya-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-lagu-soo-dhaweeyay-dalka-uganda\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhaweeyay Dalka Uganda."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda,halkaas oo loogu sameeyay soo dhaweyn diiran.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dalkaasi \u00a0uga qaybgali doono shirka dalalka qaybta ka ah Hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM kaasi oo maanta ka furmi doona Magaalada caasimadda ah ee Kambaala.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha ayaa inta uu socdo shirka waxa uu soo bandhigi doonaa guulaha Dowladda iyo shacabka oo iskaashanaya ay ka gaareen hawlgallada ka dhanka ah argagixisada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,waxa uu sidoo kale madaxda dhiggiisa ah kala hadli doonaa dardargalinta iskaashiga wadajirka ah ee dalka looga ciribtirayo Khawaarijta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-535614 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-3.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-3-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-535615 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-1.png\" alt=\"\" width=\"1022\" height=\"668\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-1.png 1022w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-1-300x196.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-1-768x502.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madaxweyne-1-860x562.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1022px) 100vw, 1022px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda,halkaas oo loogu sameeyay soo dhaweyn diiran. Madaxweynaha ayaa dalkaasi \u00a0uga qaybgali doono shirka dalalka qaybta ka ah Hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM kaasi oo maanta ka furmi doona Magaalada caasimadda ah ee Kambaala. Madaxwaynaha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":535613,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535610","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535610","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535610"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535617,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535610\/revisions\/535617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}