{"id":535606,"date":"2025-04-24T21:57:41","date_gmt":"2025-04-24T18:57:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535606"},"modified":"2025-04-24T21:58:38","modified_gmt":"2025-04-24T18:58:38","slug":"%f0%9d%97%a5%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%b6%f0%9d%97%b6%f0%9d%98%80%f0%9d%98%82%f0%9d%97%b9-%f0%9d%97%aa%f0%9d%97%ae%f0%9d%98%80%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%bf%f0%9d%97%b2-%f0%9d%97%ab-21","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/%f0%9d%97%a5%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%b6%f0%9d%97%b6%f0%9d%98%80%f0%9d%98%82%f0%9d%97%b9-%f0%9d%97%aa%f0%9d%97%ae%f0%9d%98%80%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%bf%f0%9d%97%b2-%f0%9d%97%ab-21\/","title":{"rendered":"\ud835\udde5\ud835\uddee\u2019\ud835\uddf6\ud835\uddf6\ud835\ude00\ud835\ude02\ud835\uddf9 \ud835\uddea\ud835\uddee\ud835\ude00\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddff\ud835\uddf2 \ud835\uddeb\ud835\uddee\ud835\uddfa\ud835\ude00\ud835\uddee \ud835\uddfc\ud835\uddfc \ud835\uddf8\ud835\ude02\ud835\uddf9\ud835\uddee\ud835\uddfb \ud835\uddf9\ud835\uddee \ud835\uddfe\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\ude01\ud835\uddee\ud835\ude06 \ud835\uddea\ud835\uddee\ud835\ude00\ud835\uddf6\ud835\uddf6\ud835\uddff\ud835\uddf8\ud835\uddee \ud835\uddd4\ud835\uddff\ud835\uddff\ud835\uddf6\ud835\uddfa\ud835\uddee\ud835\uddf5\ud835\uddee \ud835\uddda\ud835\ude02\ud835\uddf1\ud835\uddee\ud835\uddf5\ud835\uddee \ud835\uddf2\ud835\uddf2 \ud835\uddd6\ud835\uddf6\ud835\uddff\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddfe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Ciraaq Mudane Cabdul Amiir Al-Shammari, oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid dalka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya iyo Ciraaq, iyadoo si gaar ah looga hadlay iskaashiga dhinacyada amniga, la-dagaallanka argagixisada, tababarrada ciidamada iyo isdhaafsiga khibradaha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa si diirran u soo dhaweeyay Wasiirka iyo wafdigiisa, isagoo ku bogaadiyey booqashada uu ku yimid dalka, waxa uuna xusay in booqashadani ay tahay tallaabo lagu xoojinayo wada-shaqeynta iyo iskaashiga labada dal.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Ciraaq Mudane Cabdul Amiir Al-Shammari, ayaa muujiyay sida ay dowladdiisa uga go\u2019an tahay garab istaagga Soomaaliya, waxa uuna ballan qaaday in la dar-dar gelinayo iskaashiga labada dal, si gaar ah dhinacyada amniga, socdaalka, waxbarashada iyo tababarrada laamaha ammaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Ciraaq Mudane Cabdul Amiir Al-Shammari, oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid dalka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya iyo Ciraaq, iyadoo si gaar ah looga hadlay iskaashiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":535607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535606","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535606"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535609,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535606\/revisions\/535609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}