{"id":535576,"date":"2025-04-24T13:39:14","date_gmt":"2025-04-24T10:39:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535576"},"modified":"2025-04-24T13:39:14","modified_gmt":"2025-04-24T10:39:14","slug":"ciidanka-xoogga-oo-20-khawaarij-ah-ku-dilay-deegaanka-labi-gooleey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-20-khawaarij-ah-ku-dilay-deegaanka-labi-gooleey\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo 20 khawaarij ah ku dilay deegaanka Labi-Gooleey"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Qaranka ayaa maanta fuliyay hawlgal ka dhacay deegaanka Labi-Gooleey, oo qiyaastii 13 KM waqooyi galbeed ka xiga deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Khawaarijta oo isku dayaysay in halkaasi ay dib isugu abaabulaan ayaa la weeraray, waxaana howlgalka Labi-Gooleey looga dilay in ka badan 20 dhagarqabe oo horjoogayaal ay ku jiraan.<\/p>\n<p>Xaaladda deegaanka Wargaadhi oo saakay cashir loogu dhigay Khawaarijta ayaa hadda deggan, waxaana weli socda xaqiijinta iyo tiro-koobka khasaaraha lagu gaarsiiyay cadowga Khawaarijta ah ee duulaanka ku soo qaaday umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>In ka badan 40 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa la xaqiijiyey in lagu dilay hawlgalladii is dabajoogga ahaa ee Ciidamada Qaranka oo kaashanaya xaq u dirirka deegaanka ay maanta ka fuliyeen deegaannada Wargaadhi iyo Labigoley ee gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Qaranka ayaa maanta fuliyay hawlgal ka dhacay deegaanka Labi-Gooleey, oo qiyaastii 13 KM waqooyi galbeed ka xiga deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Khawaarijta oo isku dayaysay in halkaasi ay dib isugu abaabulaan ayaa la weeraray, waxaana howlgalka Labi-Gooleey looga dilay in ka badan 20 dhagarqabe oo horjoogayaal ay ku jiraan. Xaaladda deegaanka Wargaadhi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":535577,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535576","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535578,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535576\/revisions\/535578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}