{"id":535544,"date":"2025-04-24T10:27:50","date_gmt":"2025-04-24T07:27:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535544"},"modified":"2025-04-24T10:27:50","modified_gmt":"2025-04-24T07:27:50","slug":"wasiir-caddaalakhawaarijtu-wax-mustaqbal-ah-kuma-laha-dalkaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-caddaalakhawaarijtu-wax-mustaqbal-ah-kuma-laha-dalkaan\/","title":{"rendered":"Wasiir Caddaala&#8221;Khawaarijtu wax mustaqbal ah kuma laha dalkaan"},"content":{"rendered":"<p>Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo ka hadlay jab xoogan oo ciidanka qaranka iyo kuwa madaniga ay gaarsiiyeen khawaarijta ayaa qiray in kooxdaasi saka lagu jabiyay deegaanka Wargaadhi oo ka tirsn Gobolka Sh\/Dhexe.<br \/>\nWasiirka ayaa yiri&#8221;khawaarijta meydadkoda ayaa daadsan Wargaadhi, Inshaa Allaah kooxdaan dalkeenna kuma lahan wax mustaqbal ah<br \/>\nWasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala waxa uu kooxaha nabad-diidka ku tilmaamay kuwo nafla caari ah oo aan u tureyn dadka iyo dalka,isagoo yiri&#8221;ismaqiiqoodu waa xunbo idanka Alle&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo ka hadlay jab xoogan oo ciidanka qaranka iyo kuwa madaniga ay gaarsiiyeen khawaarijta ayaa qiray in kooxdaasi saka lagu jabiyay deegaanka Wargaadhi oo ka tirsn Gobolka Sh\/Dhexe. Wasiirka ayaa yiri&#8221;khawaarijta meydadkoda ayaa daadsan Wargaadhi, Inshaa Allaah kooxdaan dalkeenna kuma lahan wax mustaqbal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":535545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535544","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535544","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535546,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535544\/revisions\/535546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}