{"id":535537,"date":"2025-04-24T09:04:16","date_gmt":"2025-04-24T06:04:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535537"},"modified":"2025-04-24T09:04:42","modified_gmt":"2025-04-24T06:04:42","slug":"xafiiska-qaabilsan-kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-laga-hirgaliyay-warta-nabadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xafiiska-qaabilsan-kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-laga-hirgaliyay-warta-nabadda\/","title":{"rendered":"Xafiis Qaabilsan Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo laga hirgaliyay Warta Nabadda ."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda, Marwo Seynab Maxamuud Warsame Xaabsey, iyo Maareeye ku-xigeenka Hay\u2019adda NIRA, Mudane Cabdiraxmaan Siciid Axmed, ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray xafiiska cusub oo qaabilsan bixinta adeegga kaarka aqoonsiga qaranka.<br \/>\nMunaasabaddii xarig-jark xafladdaasi waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiin ka kala socday qeybaha maamulka Warta-nabadda, ururada bulshada iyo marti sharaf kale.<br \/>\nXafiiska cusub ee Nira ,waxa uu bulshada u fududeyn doonaa helitaanka Kaarka Aqoonsiga Qaranka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda, Marwo Seynab Maxamuud Warsame Xaabsey, iyo Maareeye ku-xigeenka Hay\u2019adda NIRA, Mudane Cabdiraxmaan Siciid Axmed, ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray xafiiska cusub oo qaabilsan bixinta adeegga kaarka aqoonsiga qaranka. Munaasabaddii xarig-jark xafladdaasi waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiin ka kala socday qeybaha maamulka Warta-nabadda, ururada bulshada iyo marti sharaf kale. Xafiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":535538,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535537","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535537"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535540,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535537\/revisions\/535540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}