{"id":535476,"date":"2025-04-23T14:12:18","date_gmt":"2025-04-23T11:12:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535476"},"modified":"2025-04-23T14:12:18","modified_gmt":"2025-04-23T11:12:18","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-la-kulmay-wafdi-ka-socda-undp-iyo-iesg-si-loo-xoojiyo-taageerada-arrimaha-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-la-kulmay-wafdi-ka-socda-undp-iyo-iesg-si-loo-xoojiyo-taageerada-arrimaha-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Wafdi ka socda UNDP iyo IESG si loo xoojiyo taageerada arrimaha doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay wafdi ka socday Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan barnaamijyada horumarinta (UNDP) iyo Kooxda Isku-dhafka ah ee Taageerada Doorashooyinka (IESG).<\/p>\n<p>Kulankan ayaa diiradda lagu saaray taageeridda geeddi-socodka dimuqraadiyadda, xoojinta nidaamka doorashooyinka dalka, iyo dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan nabad-dhisidda iyo dhismaha hay\u2019adaha doorasho ee hufan.<\/p>\n<p>Wasiir Xoosh ayaa uga mahadceliyay labada hay\u2019adood doorkooda firfircoon iyo garab istaagga ay u muujiyeen dowladda Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada sare u qaadidda kalsoonida dadweynaha iyo hirgelinta doorashooyin xor ah oo xalaal ah.<\/p>\n<p>Kulanka waxa uu qeyb ka yahay wadashaqeyn joogto ah oo u dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah, si loo xaqiijiyo in doorashooyinka mustaqbalka ay noqdaan kuwo waafaqsan mabaa\u2019diida dimuqraadiyadda iyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay wafdi ka socday Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan barnaamijyada horumarinta (UNDP) iyo Kooxda Isku-dhafka ah ee Taageerada Doorashooyinka (IESG). Kulankan ayaa diiradda lagu saaray taageeridda geeddi-socodka dimuqraadiyadda, xoojinta nidaamka doorashooyinka dalka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":56,"featured_media":535477,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535476","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/56"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535476"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535478,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535476\/revisions\/535478"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}