{"id":535389,"date":"2025-04-22T13:16:09","date_gmt":"2025-04-22T10:16:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535389"},"modified":"2025-04-22T13:17:18","modified_gmt":"2025-04-22T10:17:18","slug":"wasiir-ganacsiga-iyo-warshadaha-xfs-oo-la-kulmayraiisul-wasaaraha-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-ganacsiga-iyo-warshadaha-xfs-oo-la-kulmayraiisul-wasaaraha-jabuuti\/","title":{"rendered":"Wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha oo la kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya Maxamuud Aadan geesood oo booqasho ku tagay jabuuti ayaa kulan la qaatay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jabuuti\u00a0Mudane Abdoulkader Kamil Mohamed.<\/p>\n<p>kulanka Intii uu socday waxa looga hadlay&#8217;Xoojinta iskaashiga ganacsiga, iyagoo tilmaamay muhiimadda ay leedahay kor u qaadista isu socodka badeecadaha iyo maalgelinta ganacsiga.<\/p>\n<p>Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jabuuti soo dhoweynta diirran iyo martigelinta, isagoo sheegay in booqashadani ay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga ganacsi iyo istaraatiijiyadeed ee labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya Maxamuud Aadan geesood oo booqasho ku tagay jabuuti ayaa kulan la qaatay Ra\u2019iisul Wasaaraha Jabuuti\u00a0Mudane Abdoulkader Kamil Mohamed. kulanka Intii uu socday waxa looga hadlay&#8217;Xoojinta iskaashiga ganacsiga, iyagoo tilmaamay muhiimadda ay leedahay kor u qaadista isu socodka badeecadaha iyo maalgelinta ganacsiga. Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay Ra\u2019iisul Wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":535390,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535389","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535389","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535389"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535392,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535389\/revisions\/535392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}